У нас вы можете посмотреть бесплатно SIDAN Ayaan U HORUMARIYAY "English Pronunciation"-kayga | How I Improved my English Pronunciation или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
⭐️ WAAKAN WHATSAPP-NUMBER LINKGU 👉 ( https://wa.me/252657767699 ) ⚠️ PLEASE, ISKU DAY INAAD KUSOO BIIRTO PROGRAMKA KA HOR ( 17th-Sel - Arbaca - 12am ) INTA AANU KAA XIDHMIN…. SIDAN Ayaan U HORUMARIYAY "English Pronunciation"-kayga | How I Improved my English Pronunciation Telegram Link 👉 https://t.me/fawzacademy Checkout this Video 👉 • BARASHADA ENGLISH GRAMMAR-ku Ma MUHIIM-baa... 🟢 Assalaamu Alaikum, Ma doonaysaa inaad Horumariso ku Hadalka Luuqadda English-ka ( English Speaking ), Haddii ay jawaabtaadu tajay “HAA”… 👇 🟢 Waxa aanu kuu diyaarinay Barnaamij ( Program ) lagu magacaabo “ FAWZ Master-Speak Program “, program-kan waxa uu kaa caawinaya inaad Horumariso Ku hadalka iyo Ku xidhiidhitaanka Luuqadda English-ka ( English Speaking), Barnaamijkan waxa uu soconayaa Muddo Bil ah, Muddadaas oo ka bilaabmaysa 18th-Sep kuna eeg 17th-Oct, Program-kan waxa uu awoodda saarayaa Ku Hadalkaaga English ka oo keliyaa, iyadoo dhinacyadii kale ee luuqaddana sidoo kale lagaa dhisayo, Sida Listening, Reading & Writing, iyadoo aanu adeegsanayno Habab Active Schedule ah oo ah Practicing, Debates, Sessions & Listening. 🟢 Barnaamijkan ma aha markii ugu horeysay ee aanu diyaarino, ee waxa ka faa’idaysa arday fara-badan oo kale bilihii lasoo dhaafay, Fal-celintoodana waxa aad ka dhagaysan kartaa Video-ga sare 👆 🟢 Ugu dambayntii, Waxa aanu qaadanaynaa arday aad iyo aad u kooban, diwaangelintuna waxa ay soconaysaa illaa iyo 17th-Sep oo ah Arbacadan Arbacadeeda soo socota saacaduu marka ay tahay 12-ka Habeenimo. ✅ Haddaba si aad ugu biirto Barnaamij-kan, la xidhiidh WhatsApp Lambarkan… ⭐️ WAAKAN WHATSAPP-NUMBER LINKGU 👉 ( https://wa.me/252657767699 ) ⚠️ PLEASE, ISKU DAY INAAD KUSOO BIIRTO PROGRAMKA KA HOR ( 17th-Sel - Arbaca - 12am ) INTA AANU KAA XIDHMIN…. ⚠️ FEE-gu waa $7 oo keliyaa. ~FAWZ Academy - The best Academy for English Learning. 📚 FAWZ Language Academy is a global online academy dedicated to helping students speak languages confidently — especially English — through real conversations, not just lessons. Unlike traditional schools that focus only on grammar and exams. #LanguageMastery #LearnEnglishFast #FluencyHacks #EnglishSkills #MohamedSaciid #SpeakConfidently #EnglishFluency #LearnLanguages #LanguageHacks #MasterEnglish #LanguageTips #LevelUpYourSkills #FastLearning #Speaking #LearningLanguages #EnglishLearning #LearnEnglish #EnglishTips #GrammarTips #EnglishGrammar #SpokenEnglish #ImproveEnglish #EnglishSpeaking #LanguageLearning #EnglishForBeginners #FluentEnglish #EnglishLesson #StudyEnglish #EnglishSpeakingPractice #EnglishLearningTips #EnglishPronunciation