У нас вы можете посмотреть бесплатно ODAY DHAQAMEEDA: GENDERSHE - 1974 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
👳🏽♂️👳🏼♂️👳🏾♂️👳🏻♂️👳🏿♂️ Qabashada Xikmada Jiilal⏳ 🎥 Muuqaalkan wuxuu ku saabsanyahay sawir taariikhi ah oo laga qaaday odey dhaqameedyada beesha Sheekhaal Gendershe. Bulsho walba waxa ku nool odayaal taariikhi ah oo aad loo jecel yahay oo ah maktabadihii nolosha ee hore inoo soo maray. Sheekooyinkooda, waaya-aragnimadooda, iyo xikmad aan waqti lahayn ayaa ah aasaaska ay maanta iyo mustaqbalkayagu ku taagan yihiin. 📜 Maanta, aan qaadanno daqiiqad si aan u sharafno shakhsiyaadkan cajiibka ah. Waxay hayaan furayaasha caadooyinka, casharrada na wada saameeyey. 🗝️ ▪️ Marka aynu u dabbaaldegeyno muhiimadda odayaasheenna taariikhiga ah, aan xasuusanno in wax ka-barashada waayihii hore ay lama huraan u tahay mustaqbalka. Aan isku xidhno jiilasha naga dambeeyey iyo kuwa soo socdaan, innagoo sheekadooda dhegaysanayna, oo toosh aqoonta u gudbinayna. Wabillahi towfiiq. Embracing Wisdom Through Generations⏳ 🎥 This video uncovers a historical photograph taken in 1974 of a group of Gendershe elders.. In every community, there are cherished historical elders who are the living libraries of our past. Their stories, experiences, and timeless wisdom are the foundation upon which our present and future stand. 📜 Today, let’s take a moment to honor these remarkable individuals. They hold the keys to traditions, lessons, and values that have shaped us. 🗝️▪️ As we celebrate the importance of our historical elders, let’s remember that learning from the past is essential for a brighter tomorrow. Let’s bridge generations, listening to their tales, and passing down the torch of knowledge. #WorldHeritage #History #Somalia #Gendershe #Gandershe #hornofafrica #eastafrica #banaadir #taariikh #benadir #beeshasheekhaal #shiiqaal #reerfiqicumar #RespectYourElders #CommunityLegacy #WisdomOfAges