У нас вы можете посмотреть бесплатно KOCDOON HOR LEH!! KHALIIJKA HURDADA KA SOO KACAY, MARKII UU TRUMP GUBAY GOBALKA BARIGA DHEXE или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
🔥 MAQAALKA UGU KHATARTA BADAN DAGAALKA! Wasiirka arrimaha dibadda Cumaan ayaa si toos ah u fashiliyay sir weyn oo ku saabsan dagaalka Iran, isagoo si cad u eedeeyay Donald Trump iyo Israel. Maxaa ka socda dhab ahaantii? Yaa ka faa’iidaya dagaalkan? Maxaase halis ku ah dalalka Khaliijka? 🎯 Video-kan waxaad ku ogaan doontaa: Sababta Iran ay u weerartay saldhigyada Maraykanka Khaladka weyn ee Maraykanka galay Sida Khaliijku u noqday bartilmaameed Qorshaha xalka ee la soo jeediyay ⚠️ Tani ma aha war caadi ah… waa xaqiiqo qarsoon oo hadda banaanka timid! 👉 Haddii aad rabto falanqayn dhab ah oo aan la qarin, video-ga dhammaadkiisa daawo. 👍 Like saar, Subscribe samee, lana wadaag si runta loo ogaado! #Iran #Trump #Khaliij #Dagaal #Siyaasad #WarCusub