У нас вы можете посмотреть бесплатно ADOON RUMAYSAN WAYNI ILLAHAY SWT || MADARI PODCAST || или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Subscribe l SHARE l LIKEl l AND COMMENTl ┇► @Madaripodcast Dib-u-hagaajinta Qalbiga. Mararka qaar nolosheena maanta waxaa ku soo bata mashquul, welwel iyo dhibaatooyin culays ku noqda qalbiyadeena, qofku wuxuu dareemi karaa in arrimuhu ka weynaadeen awooddiisa oo ay adkaatay in uu xal u helo xaaladaha ku xeeran, xilliyadaas oo kale waxa muhiim ah in aan xasuusano xaqiiqo weyn oo aasaasi u ah iimaankeena: waa in wax kasta uu ka weyn yahay Rabbiga abuuray kownkan ee aynu adoomada u nahay. Marka qofku fahmo weynida Ilaahay (SWT) aragtidiisu way is beddeshaa, dhibaatooyinkii u muuqday kuwo aad u waaweyn waxay noqdaan kuwo yar yar marka lagu miisaamo awoodda iyo xukunka Rabbigeen swt, aqoonsiga magacyada iyo sifooyinka Ilaahay (SWT) sida awooddiisa, naxariistiisa iyo xikmaddiisa wuxuu qalbiga ku abuuraa degganaan, kalsooni iyo tawakkul dhab ah. Sidaa darteed, fahamka weynida Ilaahay (SWT) ma aha oo keliya aqoon diineed, balse waa hab aynu ku hagaajin karno aragtida nolosha, Marka qofku ogaado in Ilaahay (SWT) ka weyn yahay dhib kasta ka awood badan yahay caqabad kasta, kana sarreeyo wax kasta oo qalbiga culays saaraya, qalbigu wuxuu helaa rajo, sabir iyo yididiilo cusub oo hor leh. Madari Podcast wuxuu ka hadli doonaa sida fahamka weynida Ilaahay u beddelo aragtida qofku uu ka haysto nolosha, waxa uu dhamaanteen iyo cid kasta oo daawata muuqaalkan u iftiimin doonaa sida qofku dib ugu miisaami karo noloshiisa isaga oo wax kasta ku eegaya awoodda iyo xigmadda Rabbigeen (SWT)