У нас вы можете посмотреть бесплатно Maktabaddii Luntay ee Laas Geel | Somali Storybook (Taariikh) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muuqaalkan waa storybook yar oo xiiso leh oo ka hadlaya sheeko aan kasameeyay goobta taariikhiga ah ee laasgeel somalia. “Maktabaddii Luntay ee Laas Geel”. Sheekadani waxay isku daraysaa: 📚 Jacaylka akhriska 🗿 Taariikhda iyo hidaha Laas Geel 🧒 Waxbarasho carruurta iyo dhallinyarada 🎨 Sheeko sawir leh (storybook style) Waxay ku habboon tahay: ✔ Carruurta Soomaaliyeed ✔ Barashada akhriska iyo fahamka ✔ Dadka jecel sheekooyinka iyo taariikhda Soomaalida Haddii aad jeceshahay sheekooyin Soomaaliyeed, fadlan: 👍 Like saar 💬 Comment ka dhiibo 🔔 Subscribe dheh kanaalka Mahadsanid daawashadada ❤️