У нас вы можете посмотреть бесплатно Xanuunka Galaha Ee Xaniinyaha Ku Dhaco (Varicocele) Iyo Sida Loo Dabiibo или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Xanuunka galaha ee loo yaqaanno "varicocele", waa kan ugu badan ee keena madhalaysnimada raga. Farikoosil waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha. Farikoosil wuxuu ku dhici karaa hal xiniin ama labadaba. Inta badan wuxuu ku dhacaa xiniinta bidix. Xanuunkani wuxuu keenaa madhalaysnimo haddii aan la daawayn. Hadaba muuqaalkan ka baro astaahama lagu garto xanuunka xiniinyaha ku dhaco ee farikoosil iyo hababka loo dawayn karo