У нас вы можете посмотреть бесплатно XOG: HALIS AANU IN BADDAN KA DIGEYNAY OO MAANTA QARAXDAY + DAMACA TALISKA GEELE & XULUFADIISA CUSUB? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ku Celis........Xulufada cusub ee Taliska Geele waxay ku soo fool leeyihiin Gobolka Awdal iyagoo wata aragti halis ah. Waxaa Beesha caalamka loo sheegayaa in Bulshada Gadabuursi ay la socdaan xukuumada Djibouti oo ay ka soo horjeedaan Somaliland waana mida la doonayo in lagu xalaalaysto dhiiga ummada Gadabuursi??? Halista Ku Wajahan Bulshada Arliya Qeybtii 2-aad-Wax Ka Ogoow Halkay Sartu Ka Qurunsan Tahay.. Waa barnaamij xiiso leh kana hadlaya Mashruuc ku saabsan Barakicin & Sabooleyn Bulshada Arliya. Waa barnaamij taxana ah soona gali doona qeybihiisa kale dhawaan AyroTV Waxaa idiin qaada dhigaya Suxufi Abroone Waana Farasamadii Eng Muude AyroTV Production AyroTV LIVE Page Ayrotv.com wixii talo iyo tusaale ah nagala xiriir ayrotv@gmail.com Join this channel to get access to perks: / @ayrotv XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA Somali Cultural and Social Anthrapolgy