У нас вы можете посмотреть бесплатно Txanaha S2: Ciyaarta Ugu Khatarta Badan Ee Maskaxda! 😱 (Af-Soomaali) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Soo dhawaada Asxaabta! Maanta waxaan idiin haynaa Alice in Borderland Season 2 Part 2 (Af-Soomaali). Sheekada waxay mareysaa meel xasaasi ah! 🔥 Qaybtaan waxaynu ku arki doonnaa: 🔹 King of Spades oo xasuuq ka wada magaalada Tokyo. 🔹 Arisu & Usagi oo galaya ciyaarta "Queen of Spades" (Checkmate). 🔹 Chishiya oo wajahaya ciyaarta ugu maskaxda badan ee "King of Diamonds" (Balance Scale). Haddii aad jeceshahay Sheekooyin Filim, Action, iyo Game-ka dhimashada, video-gaan waa midkaaga! Ha ilaawin inaad SUBSCRIBE dhahdo si aadan u seegin Part 3 iyo dhamaadka sheekada. 👇 Waqtiyada Muhiimka ah (Timestamps): 00:00 - Hordhac & King of Spades 02:40 - Ciyaarta Queen of Spades (Checkmate) 07:00 - Chishiya & Ciyaarta King of Diamonds 11:45 - Dagaalka kama dambaysta ah #SomaliMovieRecap #AliceInBorderland #afsoomaali #hindiafsomali