У нас вы можете посмотреть бесплатно ISKALAAJI IYO AMRAN DAGAN | HADII AAN NAFTA KUU HURO | HEES CUSUB 2025 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
ISKALAAJI IYO AMRAN DAGAN | HADII AAN NAFTA KUU HURO | HEES CUSUB 2025 Iskilaaji ft Amran Dagan | labahow wadnahyga | Albumka Hirarka Jacaylka Badankayga intaan badh ka soo jaro Sida buug magacaaga ku soo qoro Dabadeed ubax baar cas kusoo daro Ma gudoomi haddaan bilan soo diro ... Hadyaddaada intaan ka bogtoon furo Oon warkaagiyo baaqana kaa guro Oon ku baanto intaan waligay jiro Bal ka waran haddii aan nafta kuu huro .. Waa bartaan ku wadoo ilayn maba jiro Qof sidaada intuu i buseel tiro Heedhe aan anna beerka usoo saro Oon billaahi dareen uga soo dhuro .. Bustaankii kalgacaylka intaan baro Kaaga oodo dhexdeeda bartaa xero Haddii aan midho baby ka soo guro Dartaa saw burqan maysid jacayl tiro .. Kooras wiil Maba tihid abidkay qof intaan duro Isagoo i bilaayana aan luro Bogga caashaq intaan uga soo raro Adigaa ah midaan u bogeen taro Kooras gabadh Boqor baad tay samaan badan loo qiro La bahoow wadnahayga midkaan faro Oon bilaahi jacayl leh macaan qaro Boqol jeer adigaa mudan ee garo Subscribe dheh kanaalkeena #iskalaaji #iskilaaji #AMRANDAGAN #amran #heescusub2025 #hees_cusub #sanadkacusub #galladstudio #heescusub