У нас вы можете посмотреть бесплатно 6-daan qodob iska dhis ka hor Ramadaan || Muxaadaro cusub или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Waa muxaadaro dhiiri-gelin weyn leh oo nagu baraarujineysa Ramadan in aan u diyaar garowno. Aan kusoo dhoweyno farxad iyo Rabbigeena (Cazza wa-Jalla) in aan uga mahad celino; sidoo kale diyaarsanno qorsho dhab ah aan uga faa’ideysaneyno bisha barakeysan ee Ramadan. 0:00 || Hordhac—Lix qodob nala gudboon in aan kusoo dhoweyno Ramadaan 0:48 || #1. In aan ka barino Alle (SW) inuu nanad, caafimaad iyo iimaan nagu gaarsiiyo Ramadan 1:49 || #2. In aan ku dadaalno towbadda si aan u sifeyno qalbiyadeena, lana imaano towbad dhab ah 5:32 || #3. In Allah (SW) aan uga mahad celino Ramadan in uu nasoo gaarsiiyay 8:03 || #4. In aan cilmi iyo aqoon u yeelano axkaamta Ramadaanka 11:41 || #5. In aan la imaano go’aan qalbi ah uu Allah (SW) nagu ogyahay oo aan uga faa’ideysaneyno Ramadan 14:25 || #6. In aan la diyaarsanno qorsho iyo jadwal habeysan oo aad u qeexan 16:47 || DIGNIIN: In aan ka taxadarno in uusan nagu habsanin habaarkii Malakul Jabriil (CS) ee Nabiga (SCW) “aamiin” dhahay