• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Wuxuu Ka Badbaaday Geeri La Hubo — Mid ka mid ah Dhacdooyinkii Ugu Cajiibsanaa Dagaaladii SNM скачать в хорошем качестве

Wuxuu Ka Badbaaday Geeri La Hubo — Mid ka mid ah Dhacdooyinkii Ugu Cajiibsanaa Dagaaladii SNM 6 часов назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Wuxuu Ka Badbaaday Geeri La Hubo — Mid ka mid ah Dhacdooyinkii Ugu Cajiibsanaa Dagaaladii SNM
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Wuxuu Ka Badbaaday Geeri La Hubo — Mid ka mid ah Dhacdooyinkii Ugu Cajiibsanaa Dagaaladii SNM в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Wuxuu Ka Badbaaday Geeri La Hubo — Mid ka mid ah Dhacdooyinkii Ugu Cajiibsanaa Dagaaladii SNM или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Wuxuu Ka Badbaaday Geeri La Hubo — Mid ka mid ah Dhacdooyinkii Ugu Cajiibsanaa Dagaaladii SNM в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Wuxuu Ka Badbaaday Geeri La Hubo — Mid ka mid ah Dhacdooyinkii Ugu Cajiibsanaa Dagaaladii SNM

Wuxuu Ka Badbaaday Geeri La Hubo | Dagaalkii 73-Askari — Mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu cajiibsanaa ee dagaalladii SNM iyo Ciidankii Xooga Dalka Soomaaliya ************ Waxaa jiray waqti mugdi ahaa oo dalkaygu uu galay dagaal dib u xoreyn. Waqti ay Jabhadii SNM dagaalo aan kala go’ lahayn la galeen ciidamadii xooga wadankii la isku odhan jiray Soomaaliya, dhiig badanna uu daatay. Qof walba wuxuu xasuustaa cabsi, khasaare iyo rajo la’aan. Laakiin maanta, waxaan xusuusaneynaa mid ka mid ah mucjisooyinkaas nolosha — sheeko qof ku jiray meel geeridu u dhowdahay, balse Alle u fududeeyay badbaado aan la rumaysan karin. Qisadan waa xasuus, waa digniin, waa fariin naxariis iyo rajo wadata. Wuxuu ka badbaaday geeri la hubo. Sanadku waa 1988, bishuna waa June. Waa xilli uu marayo heerkii ugu kululaa dagaalkii u dhexeeyay xoogaggii SNM iyo ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Goobtu waa Masalaha galbeed ee magaalada Hargeysa, meel buuraha koonfur ka xiga magaalada. Halkaas ayaa lagu dagaallamay — dagaal qadhaadh oo dhexmaray guuto ciidanka dowladda ah iyo ciidan yar oo SNM ah, kuwaas oo tiradoodu ahayd 83 askari oo dhalinyaro u badan. Ciidankaas yar waxaa hoggaaminayay Mujaahid Xassan Ibraahim – Xassan Waraabe (Alle ha u naxariisto). Inkasta oo ay tiro ahaan yaraayeen, haddana waxay guul la taaban karo ka gaadheen dagaalkaas. Waxay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee ciidanka xooggu ku faani jireen — Kaare noociisu cusub yahay, oo laga soo farsameeyay dalka Maraykanka. Hase yeeshee, dhalinyaradaasi ma aqoonin sida loo kaxeeyo gaadhigaas dagaal, sababtoo ah badankoodu waxay ahaayeen gaas dhagoole (ciidankii deegaanka oo aan tababar ciidanimo haysanin). Si aan mar kale loogu soo weerarin, waxay go’aansadeen inay kaarihiisii dab qabadsiiyaan, oo xaabo ku shidaan. Markii uu dagaalku dhacay, Xassan iyo ciidankiisii waxay dib ugu gurteen jeex-jeexyo jihada koonfureed ka xigay. Gabalkii markuu dhacay, waxaa u yimid saraakiil sare oo ka tirsan ururkii SNM — Cabdilaahi Askar, Dayib Gurey, iyo mujaahidiin kale. Saraakiishaas waxay u sheegeen in dagaalkii ka socday magaalada Hargeysa uu marayo halkii ugu cuslayd, xaaladuna ay aad u adagtahay — in badan oo ciidankii SNM ahna ay dhinteen, kuwo badanna ay dhaawacmeen. Markii la is waraystay, saraakiishii waxay Xassan waydiiyeen qorshihiisa xiga. Xassan isagoo cod adag ku hadlaya ayuu yidhi: “Waxaa na soo ag degay ciidan iyo saadkoodii... kuwaas ayaan doonayaa inaan aroorta weeraro oo ka furto hubkooda iyo wixii kale ee ay sitaan.” Warbixinta Dagaalka iyo Qisada “Maanta waxaan la kulanay Iid Jiciir Aw Axmed, oo ka mid ahaa dhalinyaradii dagaalka culus ka qayb galay. Wuxuu maanta nala wadaagayaa qisadiisii mucjisada ahayd ee uu ku badbaaday halkaas.” Waa sheeko naxdin iyo mucjiso isku jirta — mid uu Alle badbaadiyay, halkaas oo geeridu ay u muuqatay mid la hubo.” Gunaanad Qisadani waa mid dhab ah, balse waxay xambaarsan tahay cashar weyn. In noloshu tahay hadiyad, in nabaddu tahay nimco, in rajadu aanay marnaba dhammaan — ilaa Alle uu go’aansado. Dhibaatadii la soo maray ma noqon karto mid la illoobo, balse waa in loo beddelaa xasuus wacyigalineed iyo arin jiilka dambe wax ka korodhsan karaan . Wuxuu ka badbaaday geeri la hubo. Nolosha, samirka, iyo Doonista Eebe — waa saddexda ay mucjisooyinka dhabta ahi ka dhalan karaan. ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Comments
  • Deg Deg Maraykanka Oo 2 Arrimood U Aqoonsanaya Somaliland, Danaha Cusub Ee Trump & Xogaha Ku Lamaan 8 часов назад
    Deg Deg Maraykanka Oo 2 Arrimood U Aqoonsanaya Somaliland, Danaha Cusub Ee Trump & Xogaha Ku Lamaan
    Опубликовано: 8 часов назад
  • Jid Aan Hor Loo Marin Halgankii SNM & 70KII Mujaahid Ee U Badheedhay Gaaskii Siyaad Bare 4 дня назад
    Jid Aan Hor Loo Marin Halgankii SNM & 70KII Mujaahid Ee U Badheedhay Gaaskii Siyaad Bare
    Опубликовано: 4 дня назад
  • DEG__somaliland o guul gaadhay hawada &boorame farxad &dhacdo argagax leh somaliya &itobiya o soqada 3 часа назад
    DEG__somaliland o guul gaadhay hawada &boorame farxad &dhacdo argagax leh somaliya &itobiya o soqada
    Опубликовано: 3 часа назад
  • SADEXDII WAXYAALOOD EE TAARIIKHDA DHUUX BARAAR LAGA DHEXLEY 9 часов назад
    SADEXDII WAXYAALOOD EE TAARIIKHDA DHUUX BARAAR LAGA DHEXLEY
    Опубликовано: 9 часов назад
  • DegDeg Maxadan Ogeyn Duulaanka Saylac Xasan Sheekh & ismail omar geele Xaalad Dagaal 7 часов назад
    DegDeg Maxadan Ogeyn Duulaanka Saylac Xasan Sheekh & ismail omar geele Xaalad Dagaal
    Опубликовано: 7 часов назад
  • Reerkan maxaa guriga kula jira? Kiis layaab leh 15 часов назад
    Reerkan maxaa guriga kula jira? Kiis layaab leh
    Опубликовано: 15 часов назад
  • HABARJECLO U JAWAABTAY CAAQIL JAAMBIR SALAMAAD 8 часов назад
    HABARJECLO U JAWAABTAY CAAQIL JAAMBIR SALAMAAD
    Опубликовано: 8 часов назад
  • Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii 6 лет назад
    Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
    Опубликовано: 6 лет назад
  • WARIYE !$RAA’!!LI AH OO QORAY XOG UU LA YAABAY AWOODDA XMS + SABABTA DUQEYMAHA Q@SA U SOCDAAN 1 час назад
    WARIYE !$RAA’!!LI AH OO QORAY XOG UU LA YAABAY AWOODDA XMS + SABABTA DUQEYMAHA Q@SA U SOCDAAN
    Опубликовано: 1 час назад
  • Deg Deg Sh Shariif Oo Lagu Bahdilay Kismayo, Cirro Oo Borama Ka Farxiyay 9 часов назад
    Deg Deg Sh Shariif Oo Lagu Bahdilay Kismayo, Cirro Oo Borama Ka Farxiyay
    Опубликовано: 9 часов назад
  • Ololaha Tola'ayey Daaroodba isku keen Jabinayada Koxda M. Xasan & Xamar! 7 часов назад
    Ololaha Tola'ayey Daaroodba isku keen Jabinayada Koxda M. Xasan & Xamar!
    Опубликовано: 7 часов назад
  • Лачин Мамишов | ПРОКЛЯТЬЕ МЕХТИЕВА. НОКАУТ ВАРДАНЯНА. 1 день назад
    Лачин Мамишов | ПРОКЛЯТЬЕ МЕХТИЕВА. НОКАУТ ВАРДАНЯНА.
    Опубликовано: 1 день назад
  • Wareysiyo La Xiriira Howlgalka Ay ICE Ka Wado Columbus,Iyo Mudaharaad Ka Dhacay Minneapolis.DAAWO. 4 часа назад
    Wareysiyo La Xiriira Howlgalka Ay ICE Ka Wado Columbus,Iyo Mudaharaad Ka Dhacay Minneapolis.DAAWO.
    Опубликовано: 4 часа назад
  • Xog Fashilisay Ilhaan Cumar Aabbaheed Doorkii Xasuuqii Shacabka Somaliland Uu Ku Lahaa 1 день назад
    Xog Fashilisay Ilhaan Cumar Aabbaheed Doorkii Xasuuqii Shacabka Somaliland Uu Ku Lahaa
    Опубликовано: 1 день назад
  • Никхил Дей, один из инициаторов программы MGNREGA, объясняет, почему новый закон правительства Мо... 3 дня назад
    Никхил Дей, один из инициаторов программы MGNREGA, объясняет, почему новый закон правительства Мо...
    Опубликовано: 3 дня назад
  • Европа не решилась забрать российские активы, но Киев получит миллиарды // Новости TV3 Plus 1 день назад
    Европа не решилась забрать российские активы, но Киев получит миллиарды // Новости TV3 Plus
    Опубликовано: 1 день назад
  • XOG: Geelle Duulaanka Saylac, Burburinta Aqoonsiga JSL, Diyaar Garowga Dhinacyada & Sirta 6 Arrimood 10 дней назад
    XOG: Geelle Duulaanka Saylac, Burburinta Aqoonsiga JSL, Diyaar Garowga Dhinacyada & Sirta 6 Arrimood
    Опубликовано: 10 дней назад
  • Xog Xasaasi ah: Aqoonsiga Somaliland & Xeerkii Xildhibaanada Maraykanka Wadeen | Waraysi Diridhaba 8 часов назад
    Xog Xasaasi ah: Aqoonsiga Somaliland & Xeerkii Xildhibaanada Maraykanka Wadeen | Waraysi Diridhaba
    Опубликовано: 8 часов назад
  • Ibraahim Caydiid: Guddida Cirro Waa Sheeko La Soo Agaasimay Si Loo Khaldo Shacabka ! 3 часа назад
    Ibraahim Caydiid: Guddida Cirro Waa Sheeko La Soo Agaasimay Si Loo Khaldo Shacabka !
    Опубликовано: 3 часа назад
  • Deg Deg Ilhaan Cumar Oo Cagaha La Gashay Xasuuqii Uu Morgan Ee Shacabka Somaliland & Caddaymaha Uk 5 дней назад
    Deg Deg Ilhaan Cumar Oo Cagaha La Gashay Xasuuqii Uu Morgan Ee Shacabka Somaliland & Caddaymaha Uk
    Опубликовано: 5 дней назад

Контактный email для правообладателей: [email protected] © 2017 - 2025

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5