У нас вы можете посмотреть бесплатно Raila Odinga: Dhaxalkiisii iyo Kaalintii uu ku Lahaa Dimuqraaddiyadeynta Kiiniya или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
In ka badan afartan sannadood oo uu si firfircoon ugu jiray siyaasadda Kiiniya, waa ay koobnaayeen guulaha shakhsiga ah ee uu ka gaadhay hoggaamin loo doortay. Haddana marna kama uu maqnaan kaalin hoggaamineed, waxa kale oo uu tiir u ahaa in badan oo lagu sheegi karo guulo qaran; waa Raila Odinga ... Dhaxalkiisii ayaa uu dhinacyo dhawr ah ka eegayaa Liibaan Maxamed Ciise oo ku xeeldheer taariikhda siyaasiga ah iyo dhaqaaleha.