У нас вы можете посмотреть бесплатно DEG-DEG:Tuugadii ugu yaabka Badneyd iyo Shuute или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muuqaalkani waa toos maxkamadeynta xubno askar kana tirsan xooga dalka loona heysto dilka agaasime ,dhaca teleefanada,Dhaawaca dad ay ka qaateen taleefano waa muuqal ay si toos ah u soo baahisay maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Somalia waxa aan rajeenaynaa In tani ay noqon Doonta wacyi gelin wax ku ool ah oo loo jeedinayo Askarta qaranka ee u dhaartay difaaca dalka,dadka iyo diintaba in ay ka fogaadaan sharci darada xad gudubka iyo dhiiga qofka si xaq daro Bartamaha Tv Goor kasta iyo goor walba waxa aynu heegan u nahay u shaqeenta shacabkka si aan dhagahooda u gaarsiino warar,xogo, iyo xaqiiqooyin cad oo la taaban karo Dalabkeena iyo fariinteena waxa ay tahay in muuqaakan aad share gareesaan like sartan iyo subscribeka channelka waayo Marna waa inoo dhiiri gelin Marna waa wacyi gelin #subscribe #like #share