• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

WAR CUSUB: Trump oo xabsiga u taxaabay Maduro iyo xaaskiisa - Maxaa dhici doona? скачать в хорошем качестве

WAR CUSUB: Trump oo xabsiga u taxaabay Maduro iyo xaaskiisa - Maxaa dhici doona? 1 месяц назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
WAR CUSUB: Trump oo xabsiga u taxaabay Maduro iyo xaaskiisa - Maxaa dhici doona?
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: WAR CUSUB: Trump oo xabsiga u taxaabay Maduro iyo xaaskiisa - Maxaa dhici doona? в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно WAR CUSUB: Trump oo xabsiga u taxaabay Maduro iyo xaaskiisa - Maxaa dhici doona? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон WAR CUSUB: Trump oo xabsiga u taxaabay Maduro iyo xaaskiisa - Maxaa dhici doona? в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



WAR CUSUB: Trump oo xabsiga u taxaabay Maduro iyo xaaskiisa - Maxaa dhici doona?

Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhowaaqay in Maduro iyo xaaskiisa lagu keenayo magaalada New York iyadoo la raacinayo markab dagaal. Mareykanka ayaa duqeeyay caasimadda Venezuela ee Caracas. Trump ayaa ku dooday in weerarku uu ahaa hawlgal milateri oo noociisa aan la arkin tan iyo Dagaalkii Labaad ee Adduunka, ujeedkiisuna uu ahaa "in diktaatoorka Maduro hortaas la keeno caddaaladda." Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri: "Way ogaayeen inaan imanayno, markaasay diyaar ahaayeen, laakiin si degdeg ah ayaa loo hawl-gabiyay." Trump, isagoo xaqiijiyay in dhanka Mareykanka uusan jirin wax khasaare nafeed ah, wuxuu sheegay in kasta oo la adeegsaday helikobtaro iyo diyaarado dagaal oo fara badan, haddana midkoodna uusan waxyeello soo gaarin. Trump wuxuu tilmaamay inuusan doonayn in qof kale uu soo dhex-galo Venezuela ama ay soo noqoto xaaladdii adkayd ee halkaas ka jirtay sannadaha badan, wuxuuna yiri: "Waan sii xukumi doonnaa dalka (Venezuela) ilaa inta aan ka gaarayno xilli aan samayn karno isbeddel ammaan ah, ku habboon, oo caqli-gal ah." Isagoo sheegay inay dadka Venezuela u rabaan nabad, xorriyad iyo caddaalad, ayuu Trump yiri: "Uma oggolaan karno qof kale oo aan ka fekerayn danta shacabka inuu la wareego Venezuela. Ma oggolaan doonno inay taasi dhacdo." Trump ayaa sheegay in Maduro iyo xaaskiisa Cilia Flores ay Maxkamadda Degmada Koonfureed ee New York ku soo oogtay dacwad ah "narco-argagixisada dhimashada leh ee ka dhanka ah Mareykanka iyo muwaadiniintiisa." Wuxuu intaas ku daray inay hadda saaran yihiin markab ku sii jeeda New York, iyadoo go'aanka meesha lagu maxkamadaynayo uu u dhexeeyo New York iyo Miami.

Comments
  • TOOS: Dunida iyo Maanta
    TOOS: Dunida iyo Maanta
    Опубликовано:
  • UGAARSATADA TANZANIA AYAAN BOOQDAY| HADZABE  | Part 2 | S-2 Ep- 22 1 год назад
    UGAARSATADA TANZANIA AYAAN BOOQDAY| HADZABE | Part 2 | S-2 Ep- 22
    Опубликовано: 1 год назад
  • Full dahabki somaliya yaa xaday 1 день назад
    Full dahabki somaliya yaa xaday
    Опубликовано: 1 день назад
  • SHEEGA DEE (9860)
    SHEEGA DEE (9860)
    Опубликовано:
  • Jeffrey Epstein qofkii uu Nolashiisa burburiyey waa wiilkii Elizabeth II: PRENS ANDREW 13 дней назад
    Jeffrey Epstein qofkii uu Nolashiisa burburiyey waa wiilkii Elizabeth II: PRENS ANDREW
    Опубликовано: 13 дней назад
  • RUUSHKA AYAA QAADAY TİLAABO REER GALBEEDKU AY DHİBSADEEN. 3 года назад
    RUUSHKA AYAA QAADAY TİLAABO REER GALBEEDKU AY DHİBSADEEN.
    Опубликовано: 3 года назад
  • Tuugo ka xariifsan ayaa heshey FBI-dii America 1 месяц назад
    Tuugo ka xariifsan ayaa heshey FBI-dii America
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Почему Буркина-Фасо вдруг стала похожа на Дубай? Внутри мегаполиса Траоре стоимостью 1 миллиард д... 6 дней назад
    Почему Буркина-Фасо вдруг стала похожа на Дубай? Внутри мегаполиса Траоре стоимостью 1 миллиард д...
    Опубликовано: 6 дней назад
  • Taarikhda iyo Halista Xuutiyiinta | Danaha Somaliland & Israa,iil | Prof. Hassan Hade🎥 1 месяц назад
    Taarikhda iyo Halista Xuutiyiinta | Danaha Somaliland & Israa,iil | Prof. Hassan Hade🎥
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Герой, попавший в Ледяную страну, привлёк внимание всего мира. 1 месяц назад
    Герой, попавший в Ледяную страну, привлёк внимание всего мира.
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Dagaalka Maraykanka iyo Yurub Ka Dhex Qarxay-Dunida oo Wareertay 1 месяц назад
    Dagaalka Maraykanka iyo Yurub Ka Dhex Qarxay-Dunida oo Wareertay
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Somaliland waa Mashruuc yahuudeed oo 80 sano soo socday decuments muujinaya 1 месяц назад
    Somaliland waa Mashruuc yahuudeed oo 80 sano soo socday decuments muujinaya
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Ты — Джеффри Эпштейн (И это вся твоя жизнь) 2 дня назад
    Ты — Джеффри Эпштейн (И это вся твоя жизнь)
    Опубликовано: 2 дня назад
  • DEG DEG: Warqad muhiim ah oo Cigaal uu u qoray israaiil terjumaad buuxa 1 месяц назад
    DEG DEG: Warqad muhiim ah oo Cigaal uu u qoray israaiil terjumaad buuxa
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Unbelievable Smart Worker & Hilarious Fails | Construction Compilation #2 #fail #construction 2 недели назад
    Unbelievable Smart Worker & Hilarious Fails | Construction Compilation #2 #fail #construction
    Опубликовано: 2 недели назад
  • Cashir Dhammaanteen Nagu Socdo . 1 месяц назад
    Cashir Dhammaanteen Nagu Socdo .
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Basaaskii Gudaha U Galay Qasriga Madaxweyne Siyaad Barre | Sidee NSS U Qabteen? Sir qarsoonayd 2 месяца назад
    Basaaskii Gudaha U Galay Qasriga Madaxweyne Siyaad Barre | Sidee NSS U Qabteen? Sir qarsoonayd
    Опубликовано: 2 месяца назад
  • SIR WAYN: Caruurtii ay qashteen maalqabeenada aduunka iyo sababta 3 дня назад
    SIR WAYN: Caruurtii ay qashteen maalqabeenada aduunka iyo sababta
    Опубликовано: 3 дня назад
  • BOQORTOOYADA Kim Jong-Un MUGDIGA: Qoyska Xun iyo Siyasada 3 недели назад
    BOQORTOOYADA Kim Jong-Un MUGDIGA: Qoyska Xun iyo Siyasada
    Опубликовано: 3 недели назад
  • Geerida Nabi Muuse CS  & Furashada Falastiin | Taariikhda Yuhuuda | Q-3aad 1 месяц назад
    Geerida Nabi Muuse CS & Furashada Falastiin | Taariikhda Yuhuuda | Q-3aad
    Опубликовано: 1 месяц назад

Контактный email для правообладателей: u2beadvert@gmail.com © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5