У нас вы можете посмотреть бесплатно Cilmi-baaristaada ku dhamaystir 10 Daqiiqo! (Sirta Google NotebookLM) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ma ka daashay akhriska buugaagta dhaadheer iyo PDF-yada waqtiga badan kaa qaata markaad samaynayso cilmi-baaris (Research)? 😫📚 Videogaan, waxaan kugu barayaa Google NotebookLM, oo ah aalad AI (Artificial Intelligence) ah oo si fiican kuu caawinaysa. Waxay kuu ogolaanaysaa inaad: ✅ Soo koobto buugaagta dhaadheer ilbiriqsiyo gudahood. ✅ Aad su'aalo waydiiso qoraalkaaga (sida qof macalin ah oo kale). ✅ Aad u badasho qoraalkaaga "Audio Podcast" aad dhagaysan karto! Hadaad tahay arday Jaamacadeed oo wada Buugga Qalin-jabinta (Thesis) ama Assignment, aaladaan waa "Game Changer"! 🔥 🔗 Link-ga Aalada: https://notebooklm.google.com/ 💡 Fadlan like saar, subscribe dheh, oo la wadaag saaxiibbadaa si ay iyaguna uga faa’iidaystaan Videogaan! ❤️ FOLLOW US ON SOCIALS: ✅ Tiktok - / muse_shire ✅ Instagram - / muse.shire #notebooklm #somalia #Cilmibaaris #arday #ai #thesis