• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Sheeko gabar yurub si fudud ku gashay qurux iyo daacadnimo ayaa sabab u ahayd скачать в хорошем качестве

Sheeko gabar yurub si fudud ku gashay qurux iyo daacadnimo ayaa sabab u ahayd 3 недели назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Sheeko gabar yurub si fudud ku gashay qurux iyo daacadnimo ayaa sabab u ahayd
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Sheeko gabar yurub si fudud ku gashay qurux iyo daacadnimo ayaa sabab u ahayd в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Sheeko gabar yurub si fudud ku gashay qurux iyo daacadnimo ayaa sabab u ahayd или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Sheeko gabar yurub si fudud ku gashay qurux iyo daacadnimo ayaa sabab u ahayd в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Sheeko gabar yurub si fudud ku gashay qurux iyo daacadnimo ayaa sabab u ahayd

Sheeko gabar yurub si fudud ku gashay qurux iyo daacadnimo ayaa sabab u ahayd Dadka soomaalida badankooda buufis ayaa hayo rag iyo dumar, dhalinyar iyo duqba. Waxaa jirto sheeko cajiib ah, sheekadaas waxay ka dhacday dalka imaaraadka gaar ahaan magaalada Dubai. Gabar ayaa soomaali lagasoo waday si ay ugu shaqayso ciddeeda oo ku noolaa magaalada Muqdisho. Gabadha waxaa la dhahaa Xaliimo Cabdullaahi Aadan Khaliif waxay ku magac dheer tahay Xaliimo Khaliif. Gabadha ayaa tagtay Dubai. waxay shaqo ka heshay guri cid soomaali oo yurub ka soo guurtay. Gabadha aad bay u qurux badnayd sida sawirka kaaga muuqata. Marka hore ninka guriga iska leh ayaa damcay. laakin xaaskiisa ayaa ogaatay inuu daneynayo. Waxay ka fikirtay inay hesho nin kale. Nasiib wanaag Waxaa soo booqday ciddaas muddo kaddib wiil yurub ku noolaa. wiilka wuxuu qaraabo la ahaa ciddaas oo ay gabadha u shaqayso. Wiilka wuxuu ka yimid dalka Ingiriiska. Markuu gabadha arkay wuu ka helay. Waayo waa gabar qurux badan oo cunto macaan karin karta. Maalin iyadoo fadhisa salootada ayuu la hadlay wuxuu ku yiri: Xaliimo ka waran haddaan is barano oo aan sheekaysano ? Gabadhii waxay tiri waxba kama qabo ? Wiilkii wuxuu ahaa nin caqli badan oo wanaagsan wuxuu ku yiri: abbaayo aniga inaan kugu cayaaro ma rabo ee taleefanka aabbahaaga i sii si aan kaaga doonto. Gabadhii waxay siisay wiilka taleefanka ciddooda. wiilka wuxuu wacay gabadha aabbaheeda wuxuu u sheegay inuu rabo gabadhiisa. Aabbaha wuxuu ahaa nin caqli badan ma uusan rabin in gabadhiisa guri cid kale ay ka shaqayso. wuxuu ka oggolaaday dalabka guurka. Wiilkii wuxuu la hadlay reerkiisa wuxuu qorsheeyay inuu guursado. Wax yar kaddib guurka ayaa dhacay. Marka uu guurka dhacay wuxuu aaday dalka ingiriiska wuxuu bilaabay inuu usoo doodo. Gabadhii dhaqsi ayaa lagu oggolaaday inay fiisa hesho. isla markii way baxday. waxay tagtay dalka ingiriiska. Gabadha iyo wiilka wax yar kaddib waxay dhaleen wiil. Sheekadan waxaa laga qaadanayaa naagta hadday daacadnimo iyo qurux isku darsato dhul ma dhacdo. Waayo wiilka markuu arkay gabadhan isla markii wuxuu ka dhigtay mustaqbal. Dumarka quruxda badan aan daacadka ahayn nimanka kuma degdegaan. mana laga yaabo inay usoo dhameeyaan yurub. waayo qaarkooda marka meesha la geeyo ninka ayayba kasoo horjeesanayaan. taas waa la wada og yahay. Ninka ayay bacda bannaanka u dhigaysaa boolis ayayna u yeeraysaa !! Naag daacad ah lama heli karo. qofkii helana nasiib weyn ayuu leeyahay. waayo naagta runta sheegto oo caqliga badan oo aan xaasidka ahayn oo dadka khayrka la jecel waa nuurka nolosha. nin kaste wuxuu doonayaa naagtaas oo kale inuu helo. Marka uu helana nolol wanaagsan ayuu galayaa.

Comments
  • Waxaa la dilay 6 Wiil oo Walaalaheed ah, Aabaheed Iyo Hooyaded - Qisada Reer Cali Aar Ibrahim - 1/3. 2 недели назад
    Waxaa la dilay 6 Wiil oo Walaalaheed ah, Aabaheed Iyo Hooyaded - Qisada Reer Cali Aar Ibrahim - 1/3.
    Опубликовано: 2 недели назад
  • Stop Cham #1417 - Niebezpieczne i chamskie sytuacje na drogach 7 часов назад
    Stop Cham #1417 - Niebezpieczne i chamskie sytuacje na drogach
    Опубликовано: 7 часов назад
  • Ukraina zadała druzgocący cios 300 000 rosyjskich żołnierzom 4 часа назад
    Ukraina zadała druzgocący cios 300 000 rosyjskich żołnierzom
    Опубликовано: 4 часа назад
  • Part5: Epstein File: Amina Mohamed oo kaso Muuqatay Epstein; Caruur la cunay & Flim Horror ah !! 13 дней назад
    Part5: Epstein File: Amina Mohamed oo kaso Muuqatay Epstein; Caruur la cunay & Flim Horror ah !!
    Опубликовано: 13 дней назад
  • Waa Kuma Qabiilka Nuux Maxamuud Gaalgalo Iyo Asalkooda Abgaal Mise Majeerteen Daarood,  1aad 9 дней назад
    Waa Kuma Qabiilka Nuux Maxamuud Gaalgalo Iyo Asalkooda Abgaal Mise Majeerteen Daarood, 1aad
    Опубликовано: 9 дней назад
  • DEGDEG Diyarada F16 Turkiga iyo Jabuti oo Hada galay Hawada Barbara SL oo Lidadka diyaradaha Rakibte 2 недели назад
    DEGDEG Diyarada F16 Turkiga iyo Jabuti oo Hada galay Hawada Barbara SL oo Lidadka diyaradaha Rakibte
    Опубликовано: 2 недели назад
  • Утренний выпуск от 17 февраля 2026 года 1 день назад
    Утренний выпуск от 17 февраля 2026 года
    Опубликовано: 1 день назад
  • Qiso UGAASO DUMAASHIGAY AYAA NOO GALMOODAY ANIGA IYO WALAASHAY IGA YAR KHAMRI NA CABSIYAY UUR QADNAY 2 года назад
    Qiso UGAASO DUMAASHIGAY AYAA NOO GALMOODAY ANIGA IYO WALAASHAY IGA YAR KHAMRI NA CABSIYAY UUR QADNAY
    Опубликовано: 2 года назад
  • Минбари муҳоҷир №393 | 18.02.2026 | برنامه منبر مهاجر
    Минбари муҳоҷир №393 | 18.02.2026 | برنامه منبر مهاجر
    Опубликовано:
  • 10 бюджетных винтовок из армейских излишков, которые стреляют лучше, чем современные! 2 недели назад
    10 бюджетных винтовок из армейских излишков, которые стреляют лучше, чем современные!
    Опубликовано: 2 недели назад
  • SHAQO HADII AAD RABTO SARIIRTA WA INAA ILA SEEXATAA AYUU KU XUJEYAY ODAY AABEHED KA WEYN QISO XANUN. 1 год назад
    SHAQO HADII AAD RABTO SARIIRTA WA INAA ILA SEEXATAA AYUU KU XUJEYAY ODAY AABEHED KA WEYN QISO XANUN.
    Опубликовано: 1 год назад
  • 7 месяцев назад
    "Wuxuu Igu Yidhi Gurigayga iigu Kaalay oo Waxaan Doonayo iisamee, Si aan Lacagta Kuusiiyo, Anigana"
    Опубликовано: 7 месяцев назад
  • КАДЫРОВ ПОКАЗАЛ НАРОДУ СВОЕГО АДАМЧИКА. ЗЕЛИМХАН МУРТАЗОВ В АЭРОПОРТУ. #Плейлист_Кавказ 1 день назад
    КАДЫРОВ ПОКАЗАЛ НАРОДУ СВОЕГО АДАМЧИКА. ЗЕЛИМХАН МУРТАЗОВ В АЭРОПОРТУ. #Плейлист_Кавказ
    Опубликовано: 1 день назад
  • Markaan safarka ka soo laabtay xaaskeyga iyo saaxiibteed😱 2 недели назад
    Markaan safarka ka soo laabtay xaaskeyga iyo saaxiibteed😱
    Опубликовано: 2 недели назад
  • Saddex Bay Dumarku Ka Xanaaqaane Miyuu Kugu Yidhi Saddexdaa..?  Abdi Haybe & AHN Boon. 1 месяц назад
    Saddex Bay Dumarku Ka Xanaaqaane Miyuu Kugu Yidhi Saddexdaa..? Abdi Haybe & AHN Boon.
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Wuxuu Habeenkii Aqalgalkooda Uu Ka Codsaday Wax Layaab Leh🙄💔..part1 @maymahassan 3 месяца назад
    Wuxuu Habeenkii Aqalgalkooda Uu Ka Codsaday Wax Layaab Leh🙄💔..part1 @maymahassan
    Опубликовано: 3 месяца назад
  • Hadaad Taabato Xubin Jirka Dumarka Kamida ay Kujeclanayan Sifiican ufahan 8 лет назад
    Hadaad Taabato Xubin Jirka Dumarka Kamida ay Kujeclanayan Sifiican ufahan
    Опубликовано: 8 лет назад
  • Sheeg wax isagoo qalalan ku galaya isagoo qoyana kaa soo baxaya? 3 года назад
    Sheeg wax isagoo qalalan ku galaya isagoo qoyana kaa soo baxaya?
    Опубликовано: 3 года назад
  • Haweeneydii Faraska uurka u qaaday😱iyo Jawaabtii Dhaqtarka. 3 недели назад
    Haweeneydii Faraska uurka u qaaday😱iyo Jawaabtii Dhaqtarka.
    Опубликовано: 3 недели назад
  • Waligaa ma daawatay Qisada gabadhii Wasiirka iyo wiilkii Faqiirka? 10 дней назад
    Waligaa ma daawatay Qisada gabadhii Wasiirka iyo wiilkii Faqiirka?
    Опубликовано: 10 дней назад

Контактный email для правообладателей: u2beadvert@gmail.com © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5