У нас вы можете посмотреть бесплатно Lixdan sirood waa inay gabar walba ogaato или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Maxay raggu weligood u fiiriyaan dumarka kale, xitaa marka ay guursadaan? Video-gaan waxaan si qoto dheer ugu falanqeyneynaa sababaha dhabta ah ee ragga mararka qaar u eegaan ama u xiiseeyaan dumar kale xitaa marka ay ku jiraan xiriir guur. Waa sheeko cilmi-baaris, faham maskaxeed, dareen bani’aadamnimo, iyo waxyaabo badan oo kaa yaabin doona! Waxaad ogaan doontaa: ● Sababta biologically ragga ay u jiitaan dumarka kale ● Farqiga u dhexeeya ragga iyo dumarka marka la eego aragtida jidheed ● Halista arrintan haddii aan la fahmin ● Sida ay arrintani u saameyn karto xiriirka lamaanaha Haddii aad tahay qof fahmaya xiriirrada, ama aad rabto inaad noqoto qof maskax ahaan iyo dareen ahaanba qaan-gaar ah, video-gaan waa muhiim! ➤ Subscribe si aad u hesho muuqallo badan oo la xiriira xiriirrada, maskaxda ragga, iyo jacaylka casriga ah. ➤ Fikirkaaga ku reeb comment-ga hoose: Ma la kulantay arrintan? Maxaad ka aaminsan tahay? ma sax baa nin guursaday inuu eego dumar kale? #raggu dumarka kale maxay u eegaan, #ragga guursaday dumar kale, #dareenka ragga, #xiriirka guurka, p #sychology of men, #lammaane, jacayl, #daacadnimo, #guur, #fahamka ragga