У нас вы можете посмотреть бесплатно Macaanka iyo Soonka | Ma Soomi Karaa Qofka Sonkorowga Qaba? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ramadan waa bil barakaysan, laakiin dadka qaba sonkorowga (Diabetes) waxay is weydiiyaan: Ma soomi karaa? Maxaa khatar ah? Sidee loo maareeyaa sonkorta inta la sooman yahay? Podcast-kan waxaan kaga hadlaynaa: Noocyada sonkorowga iyo soonka Goorta aan la soomi karin Calaamadaha digniinta ah Sida insulin iyo daawooyinka loo habeeyo Talooyin badbaado leh oo dhakhtar ku siinayo Haddii aad qabto Diabetes ama aad taqaan qof qaba, video-kan la wadaag. Subscribe saar si aad u hesho casharro caafimaad oo faa’iido leh. #MacaankaIyoSoonka #ramadanmubarak #Sonkorow #RamadanHealth #jigjiga #Nejashi_Hospital