У нас вы можете посмотреть бесплатно Sidaan U Daweey Timaha Daata 10 Maalmood Gudahooda или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Timaha go'aya ee daata waa arrin ay cawdaan dad badan siiba dumarka, Hadaba waxaan casharkaan ku soo gudbinaynaa sida loo joojiyo tima daata 10 beri gudahooda iyada loo isticmaalayo dawo guri dabiici ah. Dawadan ayaa kooban isku darka saliida qumbaha iyo midhaha qoondarka, waana labo shay oo faaido wayn u leh caafimaadka iyo quruxda timaha. Saliida qumbaha iyo midhaha qoondarka waxaa ku jira nafaqooyin kala duwan oo caawiya koritaanka timaha.