У нас вы можете посмотреть бесплатно somalialnd vs Nijmegan \ ciyaar xamaasad leh @FSA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
#somalia #sports #FSA #AFRICAN_SPORTS Ku soo dhowaada dhammaan daawadayaasha qaaliga ah ee nagu xiran Channel-ka FSA. Maanta waxa aynu idiin haynaa ciyaar culus oo xamaasad badan, taas oo u dhaxaysa Somaliland vs Sheffield, kana mid ah tartanka FSA 2026. Waa kulan si gaar ah u xiiso badan, maadaama ay wada ciyaarayaan asxaab iyo ciyaartooy si fiican isu yaqaan, taas oo ka dhigaysa ciyaarta mid leh tartan, xirfad iyo madadaalo isku jirta. Labada dhinacba waxay u diyaar garoobeen inay muujiyaan awooddooda, taageerayaashuna waxay filayaan kulan la xasuusan doono. WAXA CIYAARTU AY TAHAY FRIENDS ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------ #english #arabic Welcome dear viewers to FSA Channel. Today, we bring you a high-intensity and exciting match between Somaliland vs Sheffield, part of the FSA 2026 tournament. This game is especially entertaining as it features friends playing against each other, adding extra passion, competition, and flair to the match. Both teams are well prepared and ready to showcase their skills, while the fans are expecting a thrilling encounter.