У нас вы можете посмотреть бесплатно MAXAA DHACAAYA MARKA AAD HURUUDA MAALIN WALBA QAADATO? | 14 FAA’IIDO OO CAJIIB AH! @DRABDALLAOSMAB. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
HURUUDA ama (Turmeric) waa xawaash dabiici ah oo leh faa’iidooyin caafimaad oo badan. Video-gan waxaan ku sharaxayaa sida loo isticmaalo turmeric si sax ah, sida loo kordhiyo nuugistiisa iyadoo la isticmaalayo basbaaska madow iyo dufanka caafimaadka leh, iyo sidoo kale faa’iidooyinka uu u leeyahay jirka sida yaraynta bararka, ilaalinta wadnaha, maskaxda iyo beerka. Haddii aad rabto in aad ogaato sida turmeric uu u caawin karo caafimaadkaaga, daawo video-gan ilaa dhamaadka. 👍 Haddii aad ka heshay video-ga: Subscribe saar channel-ka Like saar video-ga La wadaag dadka kale si ay uga faa’iidaystaan. Waxii su’aalo ah waxad inoogu so diri kartaa @WhatsApp +15879171161 @Gmail cabdule1994@gmail.com