У нас вы можете посмотреть бесплатно Beeraha | Dhaqaalaha Aasaasiga ee Dalka | Somalia’s Green Farms или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Beeraha waa isha koowaad ee waxsoo saarka wadanka Soomaaliya taasi ooy tiro badan oo dad ahi ku tiirsan yihiin. Sida caadiga ah, dallaga Soomaaliya waa dhamaan dhirta (mudhaha iyo khudaarta) ka soo baxa beeraha wadanka Soomaaliya. Waxsoo saarka beeraha Soomaaliya waxay gaadhsan yihiin 65% Dhaqaalaha aasaasiga wadanka, taasi oo soo ururinaysa isticmaalka wadanka dhexdiisa iyo dhoofinta badeecada dunida inteeda kale loo ganacsi geynayo.