У нас вы можете посмотреть бесплатно Aabbaha dhalay gabadhii meydkeeda oo jarjaran laga helay Nairobi oo BBC la hadlay или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Waaxda dambi-baarista dalka Kenya ayaa baaraysa meyd si xun loo jarjaray oo lagu soo tuuray qubuuraha Langata kaasi oo loo maleynayo in uu ku lug leeyahay Hashim Dhaqane Muxumed, oo horey loogu eedeeyay dilalkii naxdinta laha ee hooyo, gabadheeda oo 12-jir ah - iyo gabadh ay habaryar u ahayd. Lafaha oo ku jira bac ayaa laga helay meel ka baxsan qabuuraha Langata 31-kii Oktoobar. Ka dib markii meydkaasi la helay ayaa saraakiisha dambi baarista waxay sameeyeen baaritaan dheeraad ah iyaga oo booqday goob laga dukaameysto, halkaasi oo ay eegeen kamaradaha CCTV isla markaana gabadha loo maleynayo in la dilay la arkay iyada oo ka dukaameysanaysa.