• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Hibo Nuura iyo Xasan Diiriye Heestii Dhalanteed 'Nimuu dhabarku jaban yahay Lyrics скачать в хорошем качестве

Hibo Nuura iyo Xasan Diiriye Heestii Dhalanteed 'Nimuu dhabarku jaban yahay Lyrics 1 год назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Hibo Nuura iyo Xasan Diiriye Heestii Dhalanteed 'Nimuu dhabarku jaban yahay Lyrics
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Hibo Nuura iyo Xasan Diiriye Heestii Dhalanteed 'Nimuu dhabarku jaban yahay Lyrics в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Hibo Nuura iyo Xasan Diiriye Heestii Dhalanteed 'Nimuu dhabarku jaban yahay Lyrics или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Hibo Nuura iyo Xasan Diiriye Heestii Dhalanteed 'Nimuu dhabarku jaban yahay Lyrics в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Hibo Nuura iyo Xasan Diiriye Heestii Dhalanteed 'Nimuu dhabarku jaban yahay Lyrics

HEESTA : Dhalanteed ERAYADA: Maxamed cali kaariye CODADKA: Xasan Diiriye iyo Hibo Nuua Qoraalka : Qaaraami Lyrics QORAALKA HEESTA (LYRICS) ☆ XASAN DIIRIYE ☆ Nimuu dhabarku jabanyahay Dhaqdhaqaaqi maayee Sidaan dhawr habeen qaday Dhafooradu I jiidmee Waa dhaawacaagii Waxaan aan la dhuubtee Markii aan ku dhawraba Dhibaa ii kordhaysee ☆ HIBO NUURA ☆ Markii hore dhitiyo subag Dhaay baan filaayee Dhiil madhan adoo sida Dhabta igaga tuurtee Dharab orodka xoolaha Dhurwaagaa ku laayee Ani dhadiyo ceeryaan Ha i oran ka dhaansee Dhalanteedku waa midaan Iga dhaadhacaynee ☆ XASAN DIIRIYE ☆ Ninkii dhiiranaan jiray Wakhtigaa dhantaaloo Dhaaxaan itaalkay Amba dhaban adaygee Dhudhuniyo lixaadkii Wax ku dheefi waayee Hagar Kuguma dhaafine Dhadhaab bay i horyaalee ☆ HIBO NUURA ☆ Aqal dhinac banaanyahay Dhaxan kaama celiyee Dharaartii aan baahanaa Igu dhega adaygtee Dhuubkaa kolay tahay Kaama helin dhaqaalee Waa adigii I dhigay meel Dhamac iyo abaaroo Dhalanteedku waa midaan Iga dhaadhacaynee ☆ XASAN DIIRIYE ☆ Sida Dheeha geeloo Dhameel hawdka daaqdoo Dhanihii bullaaliyo Dhoobaale joogtaa Ama tahay dhir canabaad Dhaayaha u roontee Wali waan dhursugayaa Inaan wada dhammaynee ☆ HIBO NUURA ☆ Ninkii dhuumanaayee Dhabarkiisu muuqdee Dhaqsa loo ogaadaa Sidiisii ka dhigantoo Hadalkaa dhan saarka Kaa dhagaysan maayee Haddii ay dhab kaa tahay Dhaar ma ii maraysaa Mise kala dhaqaaqnaye Sidaasaan ku dhaafnaa #qaaraami_lyrics​​

Comments
  • Maxamed tubeec iyo aamina heestii hayga goosan cawa iga gacan saraysa 5 лет назад
    Maxamed tubeec iyo aamina heestii hayga goosan cawa iga gacan saraysa
    Опубликовано: 5 лет назад
  • Sh xassaan si faah faahsan oo ga hadlay dagaalka iran iyo maraykanka, yahuuda 11 часов назад
    Sh xassaan si faah faahsan oo ga hadlay dagaalka iran iyo maraykanka, yahuuda
    Опубликовано: 11 часов назад
  • Россия победила в войне / Официальное заявление МИД 4 часа назад
    Россия победила в войне / Официальное заявление МИД
    Опубликовано: 4 часа назад
  • Hibo Nuura ha fakarin nafteydaay, Waliga ha fududan Lyrics #Hibo_Nuura #qaaraami #Asad_lyrics #qaaci 3 года назад
    Hibo Nuura ha fakarin nafteydaay, Waliga ha fududan Lyrics #Hibo_Nuura #qaaraami #Asad_lyrics #qaaci
    Опубликовано: 3 года назад
  • Prof Samatar 1 день назад
    Prof Samatar "Wareysi Xaalada Bariga dhexe iyo Mustaqbalka,
    Опубликовано: 1 день назад
  • Трамп против Ирана: большой военный провал США - Скотт Риттер 19 часов назад
    Трамп против Ирана: большой военный провал США - Скотт Риттер
    Опубликовано: 19 часов назад
  • 25 Qiso • Cabdullahi Binu Cumar iyo Ninkii Reer Miiyga ahaa • Sheekh Xuseen Cali Jabuuti • Qisooyin 2 месяца назад
    25 Qiso • Cabdullahi Binu Cumar iyo Ninkii Reer Miiyga ahaa • Sheekh Xuseen Cali Jabuuti • Qisooyin
    Опубликовано: 2 месяца назад
  • xaliimo khaliif magool xalay duruustii laidhigay @Qaaci/lyrics???? 4 года назад
    xaliimo khaliif magool xalay duruustii laidhigay @Qaaci/lyrics????
    Опубликовано: 4 года назад
  • Hibo Maxamed (Hibo-Nuura) | Heesta Maxaa luray naftaadi? | With Lyrics 5 лет назад
    Hibo Maxamed (Hibo-Nuura) | Heesta Maxaa luray naftaadi? | With Lyrics
    Опубликовано: 5 лет назад
  • Ismaaciil Caynaan iyo Nimco jaamac 1 год назад
    Ismaaciil Caynaan iyo Nimco jaamac
    Опубликовано: 1 год назад
  • Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Xaliimo Khaliif magool Heestii _ minankiinii anigaa imidee _ Lyrics 7 месяцев назад
    Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Xaliimo Khaliif magool Heestii _ minankiinii anigaa imidee _ Lyrics
    Опубликовано: 7 месяцев назад
  • HIBO NUURA SABAB KALEE HAMODINEE LYRICS 6 лет назад
    HIBO NUURA SABAB KALEE HAMODINEE LYRICS
    Опубликовано: 6 лет назад
  • Xabiiba Xasan Tooxow iyo Maxamed inshaar heestii_ Laab Dooxantoo Dawadeedi Tahay _ Lyrics 9 месяцев назад
    Xabiiba Xasan Tooxow iyo Maxamed inshaar heestii_ Laab Dooxantoo Dawadeedi Tahay _ Lyrics
    Опубликовано: 9 месяцев назад
  • Faadumo Cabdullahi Maandeeq - Sidaad ii gashaa wali lyrics 4 года назад
    Faadumo Cabdullahi Maandeeq - Sidaad ii gashaa wali lyrics
    Опубликовано: 4 года назад
  • HODAN ABDIRAHMAN | ISFAHAN | OFFICIAL MUSIC VEDIO 2025 5 месяцев назад
    HODAN ABDIRAHMAN | ISFAHAN | OFFICIAL MUSIC VEDIO 2025
    Опубликовано: 5 месяцев назад
  • Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs 5 лет назад
    Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
    Опубликовано: 5 лет назад
  • Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura 6 лет назад
    Geesiga Dhulkiisa lyrics | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
    Опубликовано: 6 лет назад
  • Hees Xul ah Babaaygii Jamaamiyo MMooge iyo Hibo Nuura Lyrics 3 года назад
    Hees Xul ah Babaaygii Jamaamiyo MMooge iyo Hibo Nuura Lyrics
    Опубликовано: 3 года назад
  • xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc 3 года назад
    xaliimo khaliif magool Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree lyrisc
    Опубликовано: 3 года назад
  • Amina cabdilaahi hees (waligeed aduunyada) lyrics 5 лет назад
    Amina cabdilaahi hees (waligeed aduunyada) lyrics
    Опубликовано: 5 лет назад

Контактный email для правообладателей: u2beadvert@gmail.com © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5