У нас вы можете посмотреть бесплатно Ganacsatada Rabta Inay Alibaba Alaab Ka Keensadaan | Alibaba Course или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
1. Ma rabtaa inaad badeecadahaada Alibaba uga keensato si guul leh? 2. Ma rabtaa inaad hishiis guul leh la yeelato supplier-da Alibaba? 3. Ma rabtaa inaad bilawdo ganacsi, mase kaa hortaagan tahay aqoon yari kaa haysata sidii aad badeecado uga keensan lahayd Alibaba? Hagaag, waxaynu kuu diyaarinay koorso koobsanaysa, isla markaana ka jawaabaysa su'aalahan oo idil iyo qaar kaleba, koorsadaasoo ku magacaaban: "Somali Alibab Online Course". Koorsadani waxay fursad dahabi ah u tahay ganacsatada rabta inay badeecado ka keensadaan Alibaba, oo ah mid ka mid ah suuqyada ugu waa-weyn adduunka ee laga dalbado badeecadaha. Sidoo kale waxay ka caawinaysaa inay si fudud oo hufan u bartaan hababka badeecadaha looga keensado Alibaba, la iskaga hubiyo, lagana baaraan-dago dalabka, ilaa qandaraas mira-dhala lala yeesho alaab-qeybiyeyaasha (supplier). Waxa aad koorsada ku baran doonto: Sida uu u shaqeeyo alibaba Sida koonto ganacsi ah looga samaysto Sida badeecadaha si saxan looga baadho suuqa alibaba Sida loo aqoonsado supplier-da daacadda ah Sida hishiisyo dhaqan-gala loola gaaro Sida loo doorto nooca raridda Sida la iskaga ilaaliyo khiyaanada Sida loola gor-gortamo supplier Sida loo helo alaabooyinka faa'iidada leh Hagaag, hadaba hadii aad rabtid inaad baratid qodoba aan kor ku xusay iyo kuwo kale oo la halmaalaba, qaado kuursadaan kuu diyaarinay, taasoo la magac baxday "Somali Alibab Online Course". Ku soo biir, oo xooji, oo qaado koorsadseena, isla markaana noqo ganacsade iskii u taagan. Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service 📞 WhatsApp link https://wa.link/zjb442 🌎 Gellebashir.com