У нас вы можете посмотреть бесплатно "Inta ay Siyaasiyiinta Soomaalida is diidan yihiin, dalalka shisheeye ayaa magan u noqonaya." или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
05 May 2025, Guddoomiyaha Dalladda Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Mudane. Cusman Macallim Muxidin (Shaatax) oo wareysi muhiim ah siinaayay warbaahinta @UNIVERSALSOMALITV ayaa xusay dhibaatada faragelinta dalalka shisheeyaha ay ku haayan Soomaaliya, sidoo akle waxa uu sii qota dheer u falanqeeyay arrimaha siyaasadda, shirka madasha wada-hadalka la filaayay inuu qabsoomo kaaso u dhaxeeya mucaaradka iyo dowladda federalka kaaso dib u dhac ku yimid. "Fursadaha Faragalinta Shisheeyaha ayaa badanayso inta ay is haystaan oo ay is diidan yihiin Siyaasiyiinta Soomaalida dalal shisheeye ayaana magan u noqonaya" Guddoomiyaha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Mudane. Cusman Macallim Muxidin (Shaatax)