У нас вы можете посмотреть бесплатно Xisaab Noocyada iyo Magacyada Afar Geesoolayaasha (Quadrilaterals ) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
QUARDIRLATERALS ( AFAR GEESOOLE ) Square= Laba jibaarane Rectangle = Laydi Parallelgram= Barbaroole Rhombus= Qardhaas Trapezium or Trapeziod = Koor Kite = ???? ma ogin --- Waa shaxan leh afar geesood iyo afar xaglood oo dhamaan cabirka xagalaha markii la isku wada daro ay yihiin 360° (degrees). Erayga QUADRILATERAL waxaa loo kala qaadaa QUADR oo lagu macneeyo( Four) iyo LATERAL oo macneheedu sidoo kale yahay (Sides). Afar geesole walba wuxuu leeyahay labo, xagalogooye. qaarkood way isla eg yihiin qaarkoodna way kala dheer yihiin . Waxaa kaloo muhiim ah inaad xasuus naatid , sadex shaxan oo kamid ah afar geesolayaasha ayaa xagalagooyayaashooda markay is jarayaan ama is dhaafayaan ay sameeyaan xaglo quma oo 90 degrees ah.