• ClipSaver
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Abwaan Dhuurcas "Gabayo iyo Taariikh" скачать в хорошем качестве

Abwaan Dhuurcas "Gabayo iyo Taariikh" 2 years ago

video

sharing

camera phone

video phone

free

upload

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Abwaan Dhuurcas
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Abwaan Dhuurcas "Gabayo iyo Taariikh" в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Abwaan Dhuurcas "Gabayo iyo Taariikh" или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Abwaan Dhuurcas "Gabayo iyo Taariikh" в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Abwaan Dhuurcas "Gabayo iyo Taariikh"

Gabayo badan oo abwaan dhuurcas ayaan soo galin doona page fadlan share,like iyo subscribe saar Ciisow xabiib baan nihiyo xaad walaala ahe Xubbi laba wadaagtaan nihiyo gacalo xeel dheere Xuddumoysku yaal baan nihiyo geedyo xididkiiye Waxaan kuugu xoodanahayaa xiiso aan qabo e Maskax aan xirxiray waa horaan xooxinahaaye Murti aan rag kale uga xishaan kuu xejinaayaaye Xariir gabaya maansiyo xigmaan kuu xardhahayaaye Xogwarran waaya'aragnimo leh baan ku xifdinayaaye Adduunkii xadkuu marahayaan kuu xusahayaaye Waxaan kuu xaqiijinahayaa xaalka ina yaal e Xayi iiga maqal waa tix aan kuugu xaarrahaye Nin hadduu xiniinyiyo ayaan ugu xarayn waayo Xarrimka iyo calafkana ku qado xukunku waa yaabe Xusulduubka iyo taxaddarkana soo xasilin waayo Xigto iyo tolkina dayriyoo xooro gacalkiisu Wakhti baa xayiray lama dhahee waa la ximiyaaye Sidaydoo kalaa lagu xantaa geed xunoo falane! Dadku wuxuu xurmeeyaa qofkuu xoolo ku arkaaye Waxaa laga dhigtaa xeer ninkay xero u buuxdaaye Xoogaa ninkii lagu ogyaa la xushmadeeyaaye Xumiyo samo waxaw gala ninkii xig uga muuqdaaye Haddaan hayn lagaaga xarigxiran xooris baad tahaye Xidhiyo-fure ma ahid maalintay kaa xaraar tahaye! Xaanfaley hadday kula hadhoo xagashu kaa daacdo Waa habeenki xalay tagay in laguu jiidhxanuunsado e Doqontii xayaabaysan baa la xilkaseeyaaye Xayawaanka ladan baa gacmaha lagu xanbaaraaye Xiniinyo ma lihid goortay hantidu xaaluf kaa tahaye Inkastoo khalqigu wada xayiro nimaan xisaab haysan Oo aan dadnimo loo xafidin doobka xadantaysan Daaroodku waa ka xagjiraa sida xaqiiqda ahe!"

Comments
  • Abwaan cali Dhagfiin Gabayo 2 years ago
    Abwaan cali Dhagfiin Gabayo
    Опубликовано: 2 years ago
    10800
  • SUUGAANTII ABWAAN AADAN CARAB | CAD HADUU CADHADA KAAGA DHACO | ABWAAN IDAAJAA 2 years ago
    SUUGAANTII ABWAAN AADAN CARAB | CAD HADUU CADHADA KAAGA DHACO | ABWAAN IDAAJAA
    Опубликовано: 2 years ago
    316585
  • Abwaan Cabdiqaadir Xirsi Yamyam oo sharaxaya Sidii uu ku sameeyay Heesta Guuleed Ma joogaa 9 years ago
    Abwaan Cabdiqaadir Xirsi Yamyam oo sharaxaya Sidii uu ku sameeyay Heesta Guuleed Ma joogaa
    Опубликовано: 9 years ago
    214100
  • سورة البقرة كاملة للشيخ د.ياسر الدوسري Surat Albaqra 4 months ago
    سورة البقرة كاملة للشيخ د.ياسر الدوسري Surat Albaqra
    Опубликовано: 4 months ago
    1761414
  • Taariikhda -Abwaan Cali Dhagfiin- 1 year ago
    Taariikhda -Abwaan Cali Dhagfiin-
    Опубликовано: 1 year ago
    1804
  • Fardaha Caanka Ka Noqday Soomaaliya Iyo Gabayada Ama Maansada Lagu Amaanay Idaajaa Dhaqanka Iyo Hid. 4 years ago
    Fardaha Caanka Ka Noqday Soomaaliya Iyo Gabayada Ama Maansada Lagu Amaanay Idaajaa Dhaqanka Iyo Hid.
    Опубликовано: 4 years ago
    238618
  • Sayid Maxamed VS Ogaadeen 8 years ago
    Sayid Maxamed VS Ogaadeen
    Опубликовано: 8 years ago
    415331
  • “ BADAL NOLASHAADA !” Sheekh mustafe 7 months ago
    “ BADAL NOLASHAADA !” Sheekh mustafe
    Опубликовано: 7 months ago
    807100
  • Abwaan khaliif shiikh maxamuud gabay cajiib ah halgankii jabhadii SSDF 3 years ago
    Abwaan khaliif shiikh maxamuud gabay cajiib ah halgankii jabhadii SSDF
    Опубликовано: 3 years ago
    51510
  • Abwaan Digix iyo Abwaan Mohamed Guuled 2 years ago
    Abwaan Digix iyo Abwaan Mohamed Guuled "Waalane" Gabayadii dhex maray
    Опубликовано: 2 years ago
    6889

Контактный email для правообладателей: [email protected] © 2017 - 2025

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS