У нас вы можете посмотреть бесплатно Waxaan kaligeey aaday Karura forest | Solo Walk in Karura Forest | overcoming Social Anxiety | Ep 03 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Dabeecadda, geedaha, iyo meelaha cagaaran had iyo jeer waan jeclaa. Laakiin muddo dheer waxaan ka baaqan jiray inaan u baxo sababo la xiriira social anxiety. Waxaan ka cabsan jiray dadka, indhaha igu soo dhacaya iyo fikirka ah in qof walba i eegayo. Laakiin hadda waxaan ku jiraa safar aan uga adkaanaayo oo aan ku jabinayo social anxiety-ga. Waxaan go’aansaday inaan aado oo waqti kusoo qaato meelaha aan jecelahay oo aan ku raaxeysto sidii aan horey u rajeyn jiray. Maanta waxaan kaligay aaday Karura Forest Waxan kuso qaatay waqti qurux bada iyo hawo maca 💚🌱 hadda waxaan doorbidayaa inaan doorto naftayda, dabeecadda iyo xornimadayda. Tani waa qayb kale oo ka mid ah safarkeyga bogsashada, kana gudbidda xayndaabyada maskaxdeydu horay ii dhigtay. Haddii adigana aad la tacaaleyso social anxiety, ogow inaad kaligaa ahayn. Waxaad mudan tahay inaad ku raaxaysato meelaha aad jeceshahay.🌿💚 #SocialAnxiety #OvercomingFear #HealingJourney #MentalHealthAwareness #KaruraForest #SoloTrip #SelfGrowth #AnxietyRecovery #PersonalDevelopment #NatureWalk #KenyaVlog #MotivationDaily