У нас вы можете посмотреть бесплатно Daawo Robabka masheyay xerada qaxotiga ee ifo iyo dhibka hesta shacabka somaliyed или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
xeryaha qaxotiga ee Dadaab Dalka Kenya ayaa waxaa ka day robab mahigaan ah waxaana kadhashay dad badan oo keenay barac balaaran waxaana ay biyuhu galeen in kabadan boqolkiiba 99 waxayna qadeen rashinkii iyo agabkale oo muhiim ah waxayna dadku uqaxeen iskuulada iyo xarumaha hay,adaha samafalka ah , hadaba xerada oo aan cabaar ku dhax lugeyay inkastoo ay go donsan tahay waxaana jirin gabi ahaan gadiid kii dadwaynaha oo aan shaqaynaynin waxaan soo aragnay guryo badan oo dumay hadaba umada somaliyed iyo dhamaan dadka leh damiir bini adanimo iyo mid islaam nimo oo waxaa laga codsana yaa in ay soo cawiyaan dadkan ay biyuhu sameyeen