У нас вы можете посмотреть бесплатно Supplements vs. Real Medicine: What Somalis Must Know или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muuqaalkan waxaan ku sharaxayaa waxa dhab ahaantii yihiin supplements-ka (cunno-kaabayaasha), sida ay uga duwan yihiin daawooyinka dhanka sharciyeynta iyo kormeerka, iyo waxa ay taasi ka dhigan tahay marka laga eego badbaadada, tayada, waxtarka, iyo sida loogu isticmaalo caafimaadka. Dad badan waxay u malaynayaan in supplements-ku u shaqeeyaan sida daawooyinka, laakiin caalamka oo dhan—kuna jira Maraykanka, Yurub, iyo Afrika—habka sharciyeynta supplements-ku aad buu uga duwan yahay kan daawooyinka. Dowladuhu waxay ku qiimeeyaan supplements-ka inay ku tayo yihiin cunnooyinka ee ma ahan waxtarka caafimaad ee la caddeeyey, waxaana shirkadaha laga rabin inay caddeeyaan in alaabtoodu daawayso ama bogsiiyaan cudur. Anigoo ah Dhakhtar Ku-takhasusay Daawaynta Gudaha, waxaan kuu kala jabinayaa: • Waxa sharci ahaan loogu yeero supplement • Sida dowladuhu u kala sharciyeeyaan cunno-kaabayaasha (foodstuff) vs daawooyinka (Medications) • Sababta sheegashooyinka supplements-ku ugu egyihiin “waxay taageertaa caafimaadka” • Khataraha jirta: wasakheyn, qiyaas-dhaaf, iyo sheegashooyin marin-habaab ah • Goorta supplements-ku faa’iido yeelan karaan • Goorta ay yihiin kuwo aan loo baahnayn ama waxyeello leh • Tusaalooyin la hubo oo ku saabsan fiitamiinnada, macdanta, iyo dhirta caafimaadka Ujeeddada muuqaalka ayaa ah in bulshada Soomaaliyeed ay awood u yeeshaan inay gaaraan go’aanno caafimaad oo xog ogaal ah, badbaado leh, oo ku saleysan caddayn cilmiyeed. Haddii aad ka faa’iidaysato, fadlan ku dar like, comment, iyo subscribe si aad u hesho wacyigelin caafimaad oo dheeraad ah. supplements explained, dietary supplements, supplement regulation, foodstuffs vs medicine, Somali health education, Somali doctor, evidence based medicine, supplement risks, vitamin safety, herbal supplements, health awareness Somalia, internal medicine Somalia, Abdihakin Kamaal Hussein, Abaal Hospital, health literacy Somalia