У нас вы можете посмотреть бесплатно 🎬FILM|| WAADADKII BILAABAY KUBADACAGTABALSE DHULKOODA MARKII LAGAXOOGO SICAJIIB AH AYEYU SOO CESHTAN или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Dunida waxaa kusoo socda dhagax weyn xilliguna waa xilligii dhagxaanta dadku kunoo laayeen markuu dagaxu dhulka soo gaaro waxaa bilaabma burbur aad uweyn . Hase yeeshee dhacdadaa kadib dadkii soo harey waxay arkeen dhagax kamida kiisoo dhacay oo goobo ah Midkamida ayaa qabtay markuu ku kullaaday markaa midkale ayaa katuurtay kadib mid beylugaha ugashay intaa kadib waxay bilaabaan iney sidii kubadii uciyaaraan . Waxay dhistaan goolal ilaa ay kasameeyeen taariikhda bilowga cayaaridii kubada cagta waxayna bilaabeen iney diwaan galiyaan. Waxaa inaloomuujiyaa indadka hada ay isbadaleen oo aydagan yihiin dhul barwaaqo ah waxaana nala tusaa dug iyo qabiilkiisa dhagxaanta oo kunool meel dooga oo hareeraheeda dhul foolkaaneed ay tahay. Kani waa awoowgii oo garka iskaga xiiraya bahal yar kanna waa doofaarkiisa Qabiilka marwalba waxay ugaarsanayaan bakeyle kaasoo ay cunaan waana waxy kunoolyihiin. Waxaa nalatusaa dhagax ay aamin sanyihiin oo ladhaho mr.rock sida ilaah caawiya bey u arkaan Dug waxuu marwalba awoowahii usheegaa in bakeyluhu yaruahay ayna waxkaweyn ay ugaarsadaan balse awoowaha isbadalka majecla. Halmar dareenka qoyska waa isbadalay doofaarkana waxuu bilaabay qeylo halkaa dareenka qoyska waa uu soojeestaa ayagoo layaaban noolaha kale ee cusub ay filayaan Waxaa bilaabmata in waramo lagusoo gamo sidookalena lajaro geedaha waxaa soo muuqda maroodiyaal aysaaranyihiin dadka xilliga biraha halkaa qoysku waxuu bilaabaan inay cararaan meeshaa waxaa lagu jabiyaa mr.rock kaasoo hooyada qoyska ayka xumaato Dug waxuu usoo laabtay doofaarkiisa isagoo ladili rabo halka qoysku inta kale ay aadeen dhina dhulka foolkaanaha. Lord nooth baynu aragnaa waa boqorka ama abaalduulaha dadaka xilliga biraha kaasoo raba in uu mashruuc dahab qodis kasameeyo meeshan kaasoo uu sheego in uusoo dhamaaday xilligii dhagxaanta balse hadda lajoogo xilligii biraha dhulkanna ay iyaga leeyihiin. Dug waxuu bilaabaa inuu weerarkusoo qaado lord nooth balse waxaa kudhacda bir xoogan kaasoo sababta inuu kudhaco gawaaridii ay wateen. Lord nooth iyo asxaabtiisa waxy bilaabaan inay aadaan boqortooyadoodii balse dug waxuu kasoo dhexkacaa asagoo jooga magaalo kale markuu doonayo inuu baxsada waxaa laxiraa ilbaabka lagabaxo boqortooyada. Waxuu bilaabaa inuu wareego suuqa. Balse marqura dadku waxy udhaqaaqaan dhina garoonka kubada halkaa oo lacag lagu galo asagu mafahamsana oo waxuu ugalaa isagoonan dhiibin lacag balse askartaa soo ceersata markuu gudaha soo galo waxuu bilaabaa inuu dhex ordo gudaha ilaa uu galo musqul uu ku qaweesanayey boortoyeere. Waxaa intaa kadib nalatusaa asagoo soo gadhtay dharkii boortaha. Waxuu bilaabaa imuu tuunalka kasoo baxo asagoo matalaya kooxda buluuga markaas waxaa labolaabaa ciyaarta isagoo wali layaaban waxa socda meeshaa waxaa jooga abaanduule lord Waxaa aynu aragnaa asagoo kuwareersan meesha ugu danbeen waxaa lagu helaa freekick Markaa kubad lasoo gamay ayaa aga dhacda wajiga markuu dawakho waxaa usiwirmata sidii ay qabiilkiisu ucayaarijireen kubada waxuuna bilaabaa inuu kaco oo dhabal dhaliyo balse waa uu iska dhaliyaa . Mar uu kabtanka ku qeelinayo ayadoo u qabta boortihii caadiga ahaa balse si dhaqso ah ayuu usoo muuqdaa asagoo qaawan captankana waxuu kafiigaa koofiyadii markaasoo la ogaado inuu yahay dafkiidhagxaan Lord nooth waxuu dalbadaa in lookeeno waxuu dug dhahaa waxynu rabnaa dhulkeena halka lord dalbado in banaanka loosaaro laakiin dug waa uu soo laabtaa asagoo kasoofakada ciidankii una sheega inuu latartamo maadaama asalka kubada ay dug qabiilkiisa keeneen hadii boqoryooyada aybadisana ay dhulka saa kuheysaneyso. Dhankakale dhina gabiilka uu hogaamiyo cheif waxay joogaan dhulka foolkaanha halmar waxaa soo umuuqda dug oo kubad wata si uu u tababaro. Waxa oo kaloo usheegaa in hadey badiyaan loo celin foono dhulkooda Waxuu ubilaabaa tababar balse waxy umuuqdaan kuwo dheeldheel kujira oo ay ku adagtahay dheelida kubada sida adi oo kale goormee ayaa kubadda kugu danbeesay commentiga nagula wadaag. Sidoo kale kubada waxay aga dhacdaa dhinaca dooga ah balse waxay udhawaaqaan bakaylihii ay rabeen inay cunaan oo kabadbaaday . Dhinaca kale cayaartoyda boqortooyada waxy wataan tababarkooda. Maalinta xiktay ninka arootii ama ciwaanka filmka early man ama dug waxuu bilaabaa inuu qoyska uu tababarku ubilaabo. Kan waa midkamida cubnaha qoyska oo raadinaya wax uu cuno balse waxa uu arkaa shimbir weyn markuu daandaansado waxuu bilaabaa shimbirku inuu qoyska soo ceyrsado dhacdadaas waxay sababtaa in shimbirka uu kutunto kubadii ayna dilaacdo. Habeenkaa qoysku way murug san yihiin waxayna iskudayaan inay xal raadiyaan Dug waxa uu go aan sadaa inuu boqortooyada aado oo banooniga kasoo xado asaga iyo doofaarkiisa. Markay imaadaan gatoonka magaalada dug waxa uu lakulmaa gabar aad utaqaan kubada cakta taasoo ladhaho GOONA .