У нас вы можете посмотреть бесплатно Maxamed Aadan Dugsiiye & Faadumo Axmed Dhimbil. CULUSAA ALLAHAYOW или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Maxamed Dugsiiye : Culusaa allahayoow, Naftu caato badanaa, Arrimuhu cuyubanaa, Ciil kaambi weynaaa . x2 Ma dhulkaan coloownoo, Cirkana igu soo dumay, Waa maxay cidhiidhigu? x2 Fadumo Ahmed: Calaf lama hor joogsado ,Anna kuuma cadho qabo, Ciil kambi ha u dhiman, Talo waa calool adayg. Maxamed dugsiiye Haddii wacadkii cariday Anna caashaqa ha i dilo, Adna caano iyo nabad Cimrigaa ku noolow. Fadumo Ahmed Waxay daruuri curataa,Kolkuu Caadil shubayee, Dhirtu waxay cusbaataa ee ay curubtaa sartaaa, Kolkay ciidu qoyday, Xididadu cabbaaan bay Bixisaa caleentee. Maxamed dugsiiye Waa hadal caqliga gala Ama laysku celiyee, Waxse cawa i daran Taladan cayn wareegte Fadumo Ahmed: Anna culuq ilaahay iyo caynaano ii maqan, Adiguna caqiibiyo caafimaad ku noolow. Maxamed dugsiiye Colooshuna kumay nicin, Cidna kama raacine, Soow nabadi ceel iyo Cusur aabo kuma ridin Anna soow canaaniyo Cadho walid kama baqan, Miyaan tiisi caariday ? Fadumo Ahmed Ubad waa la celiyaaa, Cudud loogu faanaa, Caashaqa ku weerara , ayaa loola cawdaa? Maxamed Dugsiiye: Hadii wacadkii caariday Anna caashaqa ha i dilo, Adna caano iyo nabad Cimrigaa ku noolow. Faadumo Axmed : Ubad waa la celiyaaa, Cudud loogu faanaa, Caashaqa ku weerara , ayaa loola cawdaa? Maxamed Dugsiiye : Hadii wacadkii cariday Anna caashaqa ha i dilo, Adna caano iyo nabad Cimrigaa ku nolow. Faadumo Axmed: Nin Canaan ka yaabee ,Ceesaan ma doojee, Caadada dadkeenuna , iney cirib la'aan tahay Jacaylkii Cabla iyo helay ee dilay Cilmi & Hodan, soow laguma caayin. Maxamed Dugsiiye Anna culuq ilahay iyo caynaano i maqan Adiguna caqiibiyo cafimaad ku noolow. Faadumo Axmed Anna culuq ilaah iyo caynaano iimaqan. Adiguna caqiibiyo caafimaad ku noolow. Maxamed Dugsiiye Anaaa culuq ilahay iyo caynaano ii maqan. Adiguna caqiibiyo cafimaad ku nolow. Faadumo Axmed Anna culuq ilaah iyo caynaano i maqan Adiguna caqiibiyo caafimaad ku nolow. Maxamed Dugsiiye waa igu culaayo , sidii caamir loo helay ciir ciiris baan ehee , adigana ma ku cuskaday faadumo Axmed Anna culuq ilaah iyo caynaano i maqan Adiguna caqiibiyo caafimaad ku noolow Maxamed Dugsiiye waa igu culaayo , sidii caamir loo helay ciir ciiris baan ehee , adigana ma ku cuskaday Faadumo Axmed Anna culuq ilaah iyo caynaano i maqan Adiguna caqiibiyo caafimaad ku noolow