Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб ‘Waxay noqon kartaa inaan dagaalano... Kumaandoos keenna waa diyaar’ Guddoomiyaha Jabhadda ONLF в хорошем качестве

‘Waxay noqon kartaa inaan dagaalano... Kumaandoos keenna waa diyaar’ Guddoomiyaha Jabhadda ONLF 3 дня назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



‘Waxay noqon kartaa inaan dagaalano... Kumaandoos keenna waa diyaar’ Guddoomiyaha Jabhadda ONLF

Jabhadda Xoreynta ONLF ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya inay jabisay heshiiskii Asmara ee toddobo sano kahor ay kala saxiixdeen labada dhinac. Guddoomiyaha Jabhadda ONLF Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Mahdi oo loo yaqaan Maadey ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC ku sheegay in jabhadu dib uga fikireyso heshiiskii burburay, isaga oo xusay in jidka furan uu ka mid yahay inay dib u hubka u qaataan oo u dagaalamaan. Wareysiga waxaa uu sidoo kale uga hadlay mustaqbalka ONLF, wada hadal fashilmay ee dhexmaray iyaga iyo dowlad deegaanka Soomaalida, iyo khilaafka ka jira jabhadda ONLF dhexdeeda.

Comments