У нас вы можете посмотреть бесплатно Qoris Mariska la Shego Ayan Qiso Cabsi Badan in Kaga Haya или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qisadan naxdinta leh, waxaan idiin kaga shekeynaya Qoris Mariska la sheego. Muxu yahay Qoriska Mariska? sideese u dhacday? Ma waxbaa qabsadey qofka inoga shekeynaya qisada mise waa sheeko caadi ah? Daawo si aad u ogaato xaqiiqda ka dambaysa sheekadan naxdinta leh, iyo sababta aan u aaminsanahay in qoriskan uu yahay mid *HALIS AH* oo aan caadi ahayn! Ha iloobin inaad *LIKE* saarto oo aad *SUBSCRIBE* gareyso si aan kuugu soo gudbiyo Qisooyin Cabsi Badan oo dheeri ah toddobaad kasta! #QisoCabsiBadan #QorisMariska #SheekooyinSomali #SomaliHorror *TIMESTAMPS:* 0:00 Hordhac 1:55 qisada 1aad 12:20 qisada 2aad Sheekadani waa mid dhab ah, cabsi badan, oo ka tirsan dhacdooyinka qarsoon ee aan soo bandhigno mar walba. Waxaan kuu haynaa qisooyin argagax leh oo ku saabsan jinn, rooxaanta, meelaha la sixray, iyo dhacdooyin qarsoodi ah oo ka dhacay daafaha dunida. ✅ Subscribe si aad u hesho qisooyin cusub todobaad walba! 💬 Faallo noogu reeb si aan u ogaano fikirkaaga. 📍 Waxaa naga go’an in aan gaarno dhagaystayaasha Somaliyeed ee ku sugan: 🇬🇧 UK | 🇺🇸 USA | 🇸🇪 Sweden | 🇨🇦 Canada | 🇳🇴 Norway | 🇩🇪 Germany | 🇫🇮 Finland ➡️ Isku duubno sheekooyin dhab ah oo kaa dhigi doona inaad hurdada ka baqdo... #QisoDhabAh #Cabsi #Jinn #SheekoMadow #SomaliHorror #ScaryStories #Haunted #TrueStory #SomaliDiaspora