У нас вы можете посмотреть бесплатно Baro 20 Ficil oo aad maalin kasta u baahan tahay || 20- Daily Routine Verbs || iyo Jumladooyin или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
🔥 BARASHADA INGIRIISIGA: 20-KA FICIL EE UGU MUHIIMSAN! Ma rabtaa inaad ku hadasho Af-Ingiriisi adigoo isticmaalaya jumladaha ugu fudud? Muuqaalkan waxaan ku baraneynaaa 20 ficil (verbs) oo aad u baahan tahay maalin kasta si aad u dhisatid hadalkaaga. Maxaad ka baran doontaa muuqaalkan? ✅ 20 Ficil oo muhiim ah (Verbs). ✅ Jumladaha ugu gaaban ee lagu hadlo. ✅ Sida loogu dhawaaqo si sax ah. Timestamps: 0:015 - Hordhac (Intro) 0:16-8:45 - 20-ka Ficil ee joogtada ah (Daily Routine) iyo jumladooyin gaa gaaban (and short sentences) 8:46-9;23 Gabo gabeen (Outro) 🎯 CHALLENGE: Dooro hal ficil oo ka mid ah 20-ka, kadibna ku qor jumlad comments-ka hoose! Waan saxayaa haddii aad khaladdo.😊 Wixi fikrad/ su'aal ama casharka aad jeclaan leheen in aan ku xijino ama aan wax ka badalno. qeebta comments-ka (faalada) nagula wadaag InshaAllah waa inoo iyo kulanti dambo oo xiiso leh. #BaroIngiriisiga #EnglishSomali #SomaliEducation #Vocabulary #LearnEnglish #SomaliTeacher