У нас вы можете посмотреть бесплатно Shan qodob oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka sheegay Itoobiya, Somaliland iyo Gaza или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Iiraan iyo Maraykanka ayaa soo gabagabeeyay wareegii ugu horreeyay ee wadahadallada oo ka dhacay Cumaan, oo ku saabsan barnaamijka nuclear-ka ee Tehran – kulan heerkiisu sarrreeyo kii ugu horreeyey ee labada dal yeeshaan tan iyo 2018. Labada dal ayaa kulanka ku tilmaamay mid "wax ku ool ah" waxayna xaqiijiyeen in wareeg labaad oo wadahadallo ah uu dhici doono usbuuca soo socda – Maraykankana waxa uu ammaanay "Wadahallada tooska ah" inay tahay furaha heshiis suurtagal ah. Raysal wasaaraha dowladda federaalka ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta tagay magaalada Laascaanood. Ammaanka magaalada Laascaanood ayaa si wayn loo adkeeyay ka hor booqshada raysal wasaaraha.