У нас вы можете посмотреть бесплатно Waa maxay farqiqa u dhexeeya QGIS iyo ArcGIS (ArcMap) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Soo dhawaada saaxiibayaal, Muuqaalkan waxa aynu ku barandoonaa farqiga u dhexeeya QGIS iyo ArcGIS oo ah laba software oo laga isticmaalo dunida Geographic Information System (GIS). Badi ardayda iyo xirfadlayda soomaaliyeed ee GIS software isticmaashaa waxay isticmaalaan ArcGIS, dad kooban ayaana isticmaala QGIS. Sidaa daraadeed ayaa qaar koobani u maqleen QGIS. QGIS waa GIS software lacag la'aan ah (open-source software) oo aad si fudud ugu install garaysan karto computerkaaga adiga oo aan ku dhibtoon isticmaalka cracked software sida ArcGIS. Anigu shantii sanno ee u danbeeyay ayaan isticmaalayay QGIS, aniga oo shaqooyin badan iyo mashaariic kala duwan usoo isticmaalay, una isticmaalay for Mapping, spatial data analysis, iyo Remote Sensing. Channel-kan waxaan u sameeyay inaan ardayda soomaaliyeed ku baro QGIS software. Kaliya QGIS ka baran maysid channel-kan, balse waxa kale ood ka baran doontaa data analysis softwares sida Excel, R programming iyo Python, statistics & Probability, research and article publication skills, iyo AI tools sida ChatGPT, Gemini, Copilot, Perpelixity iwm. Email: mukhtarabdi0707@gmail.com Follow me on https://www.facebook.com/profile.php?...