У нас вы можете посмотреть бесплатно QORSHAHA NOLOSHA'' PODCASTS :36 EP.4 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
usoo dhawoow Qorshaha nolosha qaybtii 4.Aad Waxaab rabnaa inaan si Buuxda u gaarno Bartamaha qayska oo ah Hooyada iyo Aabaha oo Aan isleeyahay Waa Halka daawadda laga gaari karo Maadaama Aan rabno inaan Ilmaheena Tababarno Waa inaan helno Hooyo Aabe jecel inay soo saaraan ilmo Fahansan Qorshaha nolosha Haddii Aynaan helin Wadiiqo Toosan oo Aan ku gaarsiino Qorshaha nolosha waxaa Waxaan ubaahan garabkiina. Marka Aad rabto inaad ilmahaaga Haagu inay noqdaan kuwo Saalix Ah labo Arimoodba ku waani kuna Garab istaag Kow inay Bartaan Xirriirka udhexeeya... Waalidka iyo Ilmihiisa waxaan aragnay ilmo caasi ah oo waalidkooda dhibaataynaya waxaan Haynaa ilmo Dhibaataysan oo Waalidkii Dhalay Dayacay oo Xooray.. Waxaan Haynaa iLmo Sugaaya Dhimashada waalid kooda Si ay Hantidiisa Uqaataan .. Waxaas oo dhimaato ah waxay ka timaadaa Waalidka Aan Fahansanayn qorshaha nolosha Taas oo Qoyska oo dhan bur burinaysa'' Sidaan Horay u Sheenay waxaad Ogtihiin BILOWGA qoyska ayaa loo baahan yahay Toosin iyo ilaalin si Aan loo Qaadin wadiiqo QALDAN