У нас вы можете посмотреть бесплатно #Tixane или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Intii uu faafay fayras dadka u beddelaya zombies, baare geesi ah ayaa isku dayaya inuu runta soo saaro. Laakiin arrintu kaliya ma ahan badbaado iyo dagaal. Intii uu ku jiray xaalado khatar ah, wuxuu la kulmaa wakiilad adag oo sir badan leh. Si tartiib ah, dagaalkii zombies-ka dhexdiisa ayuu jacayl ka dhex ifbaxaa. Sir qarsoon, shaki, khiyaano, iyo dareen aan la filayn. Sheekadan waxay isku dartay cabsi, jacayl, iyo xiiso joogto ah. Haddii aad jeceshahay kdrama leh action iyo romance isku dhex jira, tani waa mid adiga kuu ah. Ku soo dhawoow Tixane Korean. #TixaneKorean #KdramaSomali #Zombies #JacaylIyoDagaal #KoreanDrama #KdramaRecap #SheekoXiisoLeh #ActionIyoRomance #Fayras #Baare