У нас вы можете посмотреть бесплатно WAXAAN IS GALIYAY HALIS AAN KA BAAQSAN KARAY | S-2 EP-65 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Season 2| Episode 65 Waxaan ka baxay caasimada Windhoek, ee Namibia, anigoo kusoo wajahan magaalo xeebeda Swakopmund ayaan waxaan is galiyay halis aan ka baaqsan karay. Malaha Adrenaline rush ki baa iga batay. Muuqaal kan kaga ogo aniga iyo location nada Namibia waxa inakala qabsaday. Daawasho wacan. Fadlan ka qayb qaado caawinta walaalaha musliinta ah ee ku dhaqan gayiga Somaliyeed, riix linkigan hoose si aad qayb oga noqoto deeq bixiyaasha. Mahadsanid. Link : https://arf.org.uk/donate/ Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto. Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka; [email protected] Links Facebook Page https://www.facebook.com/profile.php?... Instagram https://www.instagram.com/iam_faysals... Socdaalkan waxaa suura galiyay Hayada Samafalka ee African Relief Fund. African Relief Fund https://arf.org.uk/ #somalitravel #somalicomedy #somali #somalilanguage #somalientertainment #somalidiaspora