У нас вы можете посмотреть бесплатно Badal Jihada Nolashaadi ☘️ или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Weligaa ma isweydiisay sababta dadka qaar ay u guuleystaan halka kuwo kalane ay ku sii negaadaan halkoodii , iyagoo haysta fursado la mid ah dadka guulaystay. Mala dhihi karaa farqiga u dhaxeeya waa caqliyadooda ama nasiib kaliya waaye ayaan dhahaynaa. Fadhigaani waxaan daaha kaga rogayna sir fudud oo wax ku ool ah oo qof walba uu isticmaali karo si uu gebi ahaanba u beddelo jihada noloshiisa. Ka waran haddii aan ku dhaho waxaa haysataa furayaal maskaxeed oo kuu furaya albaabada guusha, kaa caawinaya inaad ka gudubto caqabadaha, oo aad aragto fursado meelaha dadka kale aysan waxba ka arkin! Fadhigaani, waxaan kugu siin doonaa 14 cashar oo hada tadhbiiqiso oo waxbadan nolashaadi iskaga badali doonto insha’Allah, hab fikirkaadine balaarin doono, si aad u fahamto 14 cashar waxaan ku siin tusaalooyin nololeed si ay kugu sahlanaato inaad fikrad walba ku dabaqdo noloshaada. Haddii aad raadineyso isbeddel dhab ah, casharadan ayaa noqon kara bilowga wadadaasi. Tusmada Fadhiga: 00:00 Hordhac 01:07 Afoogy 02:52 Casharka 1aad 03:47 Casharka 2aad 04:58 Casharka 3aad 06:25 Casharka 4aad 07:16 Casharka 5aad 08:21 Casharka 6aad 09:21 Casharka 7aad 09:57 Casharka 8aad 10:53 Casharka 9aad 11:28 Casharka 10aad 12:12 Casharka 11aad 12:53 Casharka 12aad 13:25 Casharka 13aad 14:38 Gabgabo 15:17 Iswaydiinta Fadhiga -------------------------------------- Waa ku mahadsantahay La socodkaadi. sidoo kale waxaa igala socon kartaa 🎯 Safxadayda Afoogy: https://afoogy.com/members/salmaan-ma... 📚 Koorsooyinka Afoogy: https://afoogy.com/afoogy-courses/ Accoutiyadeeda baraha bulshaada 🟢 [email protected] 🔵 / salmaanmaadow 🟤 https://telegram.me/salmaanmaadow 🟠 / salmaan.maadow 🟣 / salmaan.maadow 🟡 https://www.behance.net/salmaan_maadow -------------- Hormari Naftaada (Improve yourself. ): • Hormari Naftaada Caado (Habit) : • Caado Lacagta(Money): • Lacagta Xirfad (Skill) : • Xirfad | Skill Barha Bulshada (Social Media): • Social Media Dib u dhigida (Procrastination): • Dib u Dhigidda Waxbarash (Education): • Waxbarasho Qorshayn (Plan): • Qorshayn Waqtiga (TIme) • Waqtiga Joogtaynta (Consistency): • Joogtayn | consistency Diirad saarid (Focus): • Diirad saarid (Focus) Afoogy Platform: • Afoogy Go’aan Qaadasho(Decision Making) : • Go'aan Qaadasho Hurdo (Sleep) : • Hurdo Kulamo & Waraysiyo: • Kulamo & Waraysiyo Dugsiga Sare (High School) : • Dugsiga Sare Isku diyaarinta Imtixaanka (Exams): • Isku diyaarinta Imtixaanka Ramadaan : • Ramadaan Dib u eegis buug (Book Review) : • Books Dhibaatada Mobilka: • Dhibaatada Mobilka Mobile Apps: • Mobile Apps Su’aalo & Jawaabo: • Su'aalo & Jawaabo Vlogs: • Vlogs Mahadsanidiin 🥰