У нас вы можете посмотреть бесплатно CABDI DIINI | HEES CAJIIB AH | MA SUBEECI BAAD TAHAY, SALDHIGAAGU WAA QURUX | LYRICS-2025. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Cabdixakiin Xassan Xuseen oo loo yaqaano Cabdi Diini, waa mid kamid ah fanaaniinta ugu muga iyo miisaanka weyn fanka soomaaliyeed. Diini waa cabqari iyo hoobal tegay oo tadhahay. Badi dad kooban oo fanka u dhuun daloola, waliba aad u xiiseeya arimaha fanka ayaa hibada ustaad diini dheehda. Luuqda gaarka ah ee hoobalka marka laga yimaado, wuxuu ebbe u gaar yahay hibada laxanka oo ah, hibo aad u cajiib ah qofka yaqaanaana gaar yahay. Diini waa fanaan iyo badh, waxaanan anuu u aqaan "nuxurka fanka". Heestan oo ladhaho saciida, waxay soo baxday 2017. Waa amaan tii ugu saraysay ee gabadh loo marin lahaa, waa amaan ay u qalanto gabadh kastoo soomaaliyeed meel kasta ha joogtee. Waxaan u hibeeyay heeskan qiimaha badan hablaha soomaaliyeed guud ahaantood, inan kastoo aragtana waxaan leeyahay "dumar waa ugu saraysaa". kanaalka subscribe saara, si aad ula socotaan waxwalboo aan soo galiyo. #masubeecibaadtahay #cabdidiini