У нас вы можете посмотреть бесплатно Sh Cabdixakin Sh Cali Suufi oo Mowliidka difaacay iyo wahaabi Axmed Dhagaxtuur maxaa Kala qabsaday или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Sh. Cabdixakiin Sh Cali Suufi iyo wahaabi Axmed Dhagaxtuur oo ku nool magaalada Birmingham ee wadanka UK maxaa Kala qabsaday? Sh. Cabdixakin Sh. Cali suufi oo ah qaari caalim ah dhal cumilo ah kuna soo barbaaray guri diiney ayaa ka hadlayay maxabada Nabi Muxamed SCW waxaana suaal soo wiidiiyay Gabar oo tiri Mowlidka ma banaanyahay? Shiikha wuxuu uga jawaabay si uusan filayn wahaabiga ah fadhiya ee Axmed Dhagaxtuur. Wuxuu yiri waa banaanyahay waana farxad. Axmed Dhagaxtuur wuxuu isku dagay in uu ka hor yimaado banaanshaha Farxada dhalashada Nabi Muxamed SCW. #saveyourinternet.