У нас вы можете посмотреть бесплатно SAFARKAYGA KAYMAHA QARSOON EE SOMALIA 🇸🇴 MY JOURNEY TO THE HIDDEN FORESTS OF SOMALIA - ( ISTANBOOL ) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Waxaad muuqaalkan ku daawan doontaan deegaanka Istanbool, oo qiyaastii 90–100km u jira magaalada Kismaayo. Waa deegaan caan ku ah kaymaha dabiiciga ah ee aan weli wax geedo ah laga jarin. Dadka deegaanka waxay ku nool yihiin nolol xoola-dhaqasho, iyagoo haysta xoolo badan oo ay ka mid yihiin lo’da. Deegaanka Istanbool waxaa dhex mara khuur (wabi biyo-mareen ah) la yiraahdo Khuuriga Istanbool, kaas oo ka soo bilaabma badweynta una sii gudba dhanka deegaanka Buulo Xaaji. Sidoo kale, waxaan booqannay deegaan qiyaastii 13km u jira Istanbool, kaas oo lagu magacaabo Yaman. Deegaankan waxaa horey uga dhisnaa hotel caan ahaa, waxaana halkaas u degi jiray dalxiisayaal ajaanib ah kuwaas oo isugu jiray cadaan iyo dad kale oo reer galbeed ah. Agagaarka hotelka waxaa horay loogu arkay duurjoog fara badan, oo ay ka mid yihiin maroodiyo. Daawasho wacan ========================================== Follow me: Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan Facebook: / geedisahan Instagram: https: / geedisahan #jubaland #Somaliland #djibouti #hargeisa #saylac #geedi #mogadishu #mogadisho #puntland #galmudug #Galkacyo #somalia #kismayo #kooyame