У нас вы можете посмотреть бесплатно Beledweyne - Xasan Adan Samatar - Somali Blues Remix или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
This is a remix of Beledweyne (a town in central Somalia) by Xasan Adan Samatar. Unlike the previous remixes on this channel, this remix deviates from the original melody completely and instead explores a more Western cadence. Interestingly the remix of this song is based on SoundShift's AI cover of Moroccan rap artist Kouz1's J'EN AI MARRE. So this remix is a result of Moroccan underground rap reimagined through soul and blues and an old Somali song. Make of that what you will. Original singer: Xasan Aadan Samatar Original songwriter: Maxamed Ibraahim Warsame Original composer: Cabdikariim Faarax Qaareey (Jiir) Lyrics: Bi'i waa jacaylow Boodhari inuu diley Been baan u haystee Bi'i waa jacaylow Boog aan la dhayinoo Cidi baanan karino Beerkiyo wadnaa iyo Bogga kaaga taalliyo Inuu yahay bir caashaqu Been baan u haystee Webigoo butaacoo Beeraha waraabshoo Dhulka baadku jiifoo Dhirta ubaxu buuxshoo Canabkii bislaadoo Badarkiyo galleydii Laga tuuray baalkoo Bulladiyo ciyaaraha Lagu waa bariistoo Beeluhu gu' joogaan Sow beri-samaadkii Beled Weyne maan tegin Dhanka bari magaalada Sow boqorad joogtoo Biyo dahab la moodoo Cilicdii haweenkiyo Bili loo dhameeyoo Timo boqonta joogoo Baal gorey la moodoo Baarkana casaankii Bidix midig is gaadhoo Bul-cad lagu xiddeeyoo Badh ku seexanaysoo Barkanaysa qaaroo Huwanaysa baaloo Igu beertay lahashoon U buseelay maan baran