У нас вы можете посмотреть бесплатно Sida loo isticmaalo Appka Notion,qorshe sameyso. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
muuqaalkaan waxaan ku arki doonaa qaabka aad u isticmaali karto Appka Notion iyo Sida aad qorshe ama jadwal uga sameysan karto. Notion waa app casri ah oo wax-soo-saarka (productivity) lagu maareeyo, kana caawiya qofka inuu si habeeysan u mamulo howlihiisa . Waxaa kusameyn kartaa qorista qoraallo, maareynta hawlaha, jadwal, iyo database, hal meel ah. Notion wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto qoraallo habeysan, la socoto mashaariic, dejiso yoolal shaqsiyeed ama waxbarasho, isla markaana xogta si cad oo nidaamsan u kaydiso. Qaab-dhismeedkiisa fudud iyo dabacsanaantiisa ayaa ka dhigaya mid ku habboon arday, macallin, ganacsade, ama qof kasta oo doonaya inuu si hufan u maareeyo waqtigiisa iyo shaqadiisa. kalasoo deg playstore ka app notion ama booqo website :https://www.notion.com/ kubiir telegramkeena :https://t.me/dakirahmed #somaliaeducation #skillsdevelopment #somaliyoutuber #freecourses #dataanalysis #edx #notion #plan #qorshe