У нас вы можете посмотреть бесплатно Suwar Min Xayaati Saxaabah - Jacfar binu Abii Daalib или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Reer Banii Cabdi Manaaf waxaa ka mid ahaa shan nin oo si aad ah ugu ekaa muuqaalka Rasuulka (SCW) , waxayna shantaas nin ee sida aadka ah ugu ekaa Rasuulka kala ahaayeen 1. Abuu Sufyaan Bin Al-Xaarith Bin Cabdil-Mudhalib oo ay Nebiga ilmo adeero ahaayeen. 2. Qutham Bin Cabbaas oo isna ay Nebiga ay ilmo adeero ahaayeen. 3. Assaa'ib Bin Cubeyd Bin Cabd Yaziid oo ahaa Imaamu Shaafici awoowgiis. 4. Xasan Bin Cali oo ay dhashay gabadhii Rasuulka (scw) ee Faadumo R.C. 5. Jacfar Bin Abii Dhaalib oo ay walaalo ahaayeen Cali Bin Abii Dhaalib. Dalbo channelka - / 2010axmed