У нас вы можете посмотреть бесплатно CC-shakuur"Dowladdu waxay abaabuleysaa dilkayga,wixii isoo gaara iyadaa ka masuul ah" или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
C/raxmaan C/shkuur"Waxaan ognahay in wadaadkii Argagixisad ahaa ee shalay dhiigeyga banneeyey gaalnimadana igu xukumay ay soo abaabushay Hay'adda nabad-sugiddu waxaan ogahay isagoo jiran in kaniini lasiiyey oo lasoo kiciyey,Maadaama dowladdu fududeysay soo gudbinta fatwada wadaadka argagixisada ah wax diidaya malahan inay barri soo abaabusho dilkayga" Siyaasiga CC-shakuur oo sii hadlaya ayaa yiri"Dowladdu waxay isku caddeysay in iyadii maanta ay Argagixisadii isticmaaleyso oo lacagteeda ku bixineyso,Ma ahi nin isla weyn oo taladii loosoo jeediyo diida laakiin dadka Soomaaliyeed ha ogaadaan dagaalka igu socda ee dowladdu sharafteyda ku dileyso"