У нас вы можете посмотреть бесплатно Ha Samayn Qaladkan Ramadaan или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muqaalkan waxa aan kula wadaagayaa 4 qalad oo aan anigu samayn jiray Ramadaanadii hore, kuwaas oo iga lumin jiray: Wakhtiga Ajarka Diiradda cibaadada Laakiin Alhamdulillah, waan saxay. Ramadaantanna qorshahaygu waa mid ka duwan. Muqaalkan waxaad ku baran doontaa: ✔ Qaladadka ugu badan ee dhalinyaradu sameeyaan Ramadaan ✔ Sida YouTube iyo barnaamijyadu wakhtigaaga u lumin karaan ✔ Sida saxda ah ee Qur’aanka loo akhriyo Ramadaan ✔ Sida hurdada iyo soo jeedka loo maareeyo ✔ Sida aad Ramadaantaada uga dhigi karto mid guul leh Haddii aad rabto Ramadaan ka duwan kuwii hore, muqaalkan waa muhiim inaad daawato ilaa dhammaadka. 🎯 Fadlan nala wadaag: Qalad aad adigu samayn jirtay Ramadaan? 📌 Subscribe saar channel-ka si aad u hesho muqaalo waxbarasho iyo horumarinta nafta ah: 🔔 Daar bell-ka si aanad u seegin muqaallada Ramadaanta #ramadaan #quraan #somali #islam #ramadan2026 #somaliyoutube